1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Olole Caruurta Looga Tallaalayo Jadeecada Oo La Soo Gabogababeeyay Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah iyo hey’adaha WHO iyo UNICEF, ayaa soo gabogabeeyay tallaalka jadeecada, kaas oo illaa 1 million oo caruur ah lagu tallaalay gudaha Puntland, caruurta da’dooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Ra’isul Wasaarihii Hore Oo Sheegay In Aanu La Tartami-doonin Sisi Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq ayaa sheegay inuu go’aansaday inuusan isku soo sharixin doorashooyinka madaxtinimo ee sanadkaani dhacaya. Axmed Shafiq ayaa sheegay inay jiraan siyaasiyiin waaweyn oo doonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sidee Garoowe Loogu Soo Dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo? Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe , madaxwayanaha waxaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxwayanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiin kale. Soo dhoweynta waxaa qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul –kii Xoog Looga Raray Barakacayaasha Oo Isku-badalay Mid Dowladda Lagu Heysto Dad deggan Kaxda oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka sheegtay in dowladda ay goofafkooda xoog ugu rartay iyaga iyo dad barakacayaal ah, halkaasina ay ku burburisay guryo iyo Iskuullo,…
17 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiiska Cabdiraxmaan Cabdishakuur : Falanqayn Dhanka Sharciga Sida Wax u Dhaceen Taariikhdu markii ay ahayd 17ka Disember ayaa ciidanka nabad sugidda Soomaaliya weerar ku qaadeen guri uu magaalada Muqdishu ka dagganyahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo xilal kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaab NISA Ku Eedeysay Caburinta Xuriyadaha, Afkaarta Iyo Dimoqoraadiyadda War Saxaafadeed ay maanta soo saareen xisbiyadda siyaasadda ee Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa lagu dhaliilay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA. Qoraalka axsaabta waxaa lagu sheegay in NISA ay…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Maareeye Shalay Mooshin Ayuu Ka Keenay…Maanta Isagoo Wasiir Ah Ayey Heysataa?! Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay bishii August ee sanadkii tagay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ku-xigeenka Al-shabaab Ku Daray Argigixisada Caalamiga Dalka Mareykanka ayaa liiska argigixisada caalamiga ah ku daray ku-xigeenka madaxa xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda waxaa lagu sheegay in Abukar Cali Aadan la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Dadka Lacago Lagu-siin-doono Kororka Qiimaha Maciishadda Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa soo saaray tiro amarro ah kuwaasi oo shaqaalaha dowladda iyo ciidamada lagu siinayo badalaad lacageed ka dib markii ay sare u kacday maciishadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Golaha Ammaanka Ku Cadaadinaya Ammaanidda Dibad-baxyada Iran Ruushka ayaa cambaareeyay Mareykanka oo doonaya inuu ku qanciyo golaha ammaanka ee raacsan qaramada midoobay arrinta ku saabsan dibad-baxyada ka socda gudaha Iran. Fasiili Neybizia oo ah wakiilka Ruushka u…