Macron: Ma Jirto Fursad Uu Turkiga Ugu Biiro Midowga Yurub Sheeko:Dalka Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, in aaney jirin hadda Fursad uu Turkiga ugu soo biro midowga Yurub. Shir jaraa’di oo si wadajir ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Dal Oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Uu Mareykanka Si Joogta Ah U Duqeeyo Warbixinno badan ayaa laga qoray maamulka Trump iyo qaabka uu u maareeyo la-dagaalanka waxa loogu yeero argigixisada. Mareykanka waxaa jirto illaa 4 dal oo ciidamo dhulka aaney ka joogin balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan Oo U Yeertay Safiirkeeda Qaahira Dalka Suudaan ayaa Khamiistii dib ugu yeeray safiirka dalkaasi u fadhiyo Masar iyada oo aan la shaacin sababta iyo inta uu Khartoum sii joogi-doono. Qoraal soo baxay waxaa ku qornaa“…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Ay U Dhaceen Is-badallada Xukuumadda Kheyre Tan iyo markii la magacaabay xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre illaa 7 wasiir ayaa la badalay, wasiir dhintay marka laga reebo inta kale waxaa ay ku baxeen duruufo mugdi…
2 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha Oo Canshuurta Ka Yareynayo Maqaarka Dameeraha Dowladda Shiinaha ayaa go’aansatay inay canshuurta ka yareyso maqaarka dameeraha kaasi oo laga soo dajiyo dekadaha dalkaasi. Waxaa lagu wadaa in canshuur dhimistaan ay bilaabato bilowga sanadkaan cusub waxaana laga…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji WhatsApp Oo Boqolaal Telefoon Aan Ku Shaqeyn Doonin Sanadkaan 2018 Bilowga sanadkaan 2018 shirkadda WhatsApp ayaa sheegtay in adeeggaan uu san ku shaqeyn doonin qaar ka mida telefoonnadii uu horay ugu shaqeyn jiray waana go’aan ka soo baxay shrikadda. Shirkaddaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirrada Cusub Ee Cawad, Maareeye Iyo Sabriye Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka shaqada ka diray 3 wasiir, isla markaana magacaabay 3 kale. Wasiirka cusub ee la magacaabay ayaa kala ah:…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Taariikhda Degmada Boondheere Boondheere waa mid ka mida degmooyinka ugu faca weyn eek u yaalla caasimadda waxayna ka koobantahay afar waaxood oo kala ah Yuusuf Al-kownwyn, Siinay, Daljirka Daahsoon iyo nasiib buundo. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Dacwad Ka Dhan Ah Mareykanka U Gudbisay Qaramada Midoobay Iran ayaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay u gudbisay dacwad taasi oo ay uga dacwooneyso Mareykanka inuu faro-gelin ku hayo arrimaheeda. Wakiilka Iran u fadhiya qaramada midoobay Gulaam Cali ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Dood Ka Taagan Tahay Guurka Gabdha 9 Jirka Ah Xisbiga mucaaradka ee Turkiga ayaa madaxweynaha ugu baaqay inay baarlamanka baaraan hadal ay sheegtay mu’asaso diini ah, kaasi oo sheegaya inay suurto gal tahay in loo guuriyo gabdadha 9 sano…