1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre oo 3 Wasiir Shaqada Ka Ceyriyay , 3 kalana magacaabay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa uu shaqada ka ceyriyay wasiirrada kala ah : Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga calamiga Yusuf Garaad,, Wasiirka warshadaha iyo ganacsig Khadra Axmed Ducaale, iyo wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakur: Ma Aqbalsani Go’aanka Maxkamadda Racfaanka Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta xisbiga Wadajir ayaa sheegay in aanu aqbaleyn go’aanka maxkamadda racfaanka ee safaradda looga mamnuucay, lagu amray in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abuukaate Sharaxaya Sida Ay Noqon Karto Dacwada Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Abuukaate Cabdirisaaq Cali Dhoore oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qofka eedeysanaha ah laga doonayo mar walba in uu hortago maxkamadda u yeertay, isla markaana uu halkaasi ka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin: Dhacdooyinkii Guud Ee Isboortiga Soomaaliya Ee Sanadkii Dhamaaday 2017 Sanadkii dhamaaday 2017 waxaa dalka ka dhacay dhacdooyin badan oo horumar u ah guud ahaan isboortiga waxaana soo dhaweeyay bahweynta jecel guud ahaan qeyb kala duwan ee ciyaaraha dalka Haddaba, Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 2aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta La Soo Xirayo Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo xiraya kalfadhigiisa 2aad kaas oo socday 6 bil. Kalfadhigan oo fumray July 12, 2017, waxaa uu ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ka Jaraya Mucaawimada Ay Falastiin Ka Hesho Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu jari-dooni mucaawimada lacageed ee uu siiyo Falastiin isaga oo ku eedeeyay inaysan u muujineyni wax xushmo ah. Trump ayaa bartiisa Twitterka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: Wasiirka Qorsheynta Federaalka Ah Oo Booqday Badhan Si Loo Qiimeeyo Xaaladda… Wasiirka qorsheynta dawladda federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Safarka wasiir Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa lagu sheegay mid loogu kuur-galayo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen: Aqalka Sare Waxba Kama Dhiiban Miisaaniyadda 2018 Waa Arrin La Yaab leh Senator Xuseen Sheekh Maxamud Xuseen oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dalalka labada aqal leh caalamka ay miisaaniyadda wada marto, oo 2bada aqal saxiixaan. Senator Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag Oo Laga Mamnuucay Ugaarsiga Diinka Badhasaabka gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu ka digay xayawaanka Diinka oo uu sheegay in aad looga ugaadhsado gobolka Sanaag gaar ahaan deegaannada hoos yimaada magaalada Ceerigaabo. Badhasaabku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Peter de Clercq: 1 Milyan Oo Soomaali Ah Ayaa Barakacay 2017 Ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Peter de Clercq ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xaaladda banii’aadnimo ee ka jirta xeryaha barakacayaasha ee K13 ee degmada Kaxda. Peter…