1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Masar: Internet-ka Oo 6 Maalin Maqnaan-doona Shirkadda isgaarsiinta Masar(Telecom Egypt), oo ah shirkadda ugu weyn landline-ka ee Afrika iyo Bariga dhexe ayaa sheegtay maanta oo talaado ah inay jirto cillad guud oo saameysay Internetka Masar iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Juxa Iyo Khubaro La Socotay Oo Booqday Beled-Xaawo Iyo Xadka Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo wafdi uu horkacayo oo shalay Doolow tagay ayaa isla galabtii u gudbey magaalada Beled-xaawo iyaga oo booqday xadka labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Joojin-doona Gar-gaar Uu Siiyo Pakistaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Pakistan been iyo inay dhagar ay ku sameeyaan Mareykanka xilli lacag Balaayiin ah oo ay kaalmo ahaan ay uga hesho . Trump ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Macalin: Waxaad Moodaa In Hoggaankii ayba ku Adkaatay Gacan ku heynta Dalka Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ay go’aamiyeen eedeynta Xeer-ilaaliyaha in ay tahay mid waxba kama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardeyda Somaliland Oo Ka Xumaatay Timo Jarista Ay Xukuumadda waddo Qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Hargeysa ayaa walaac ka muujiyey howlgallada ay ciidamada Booliska ay ka wadaan magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, howlgalkaan ayaa u jeedkiisu waxaa uu yahay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir oo Dowladda Ku Eedeeyay Ku takri-fal Awoodeed, Musuq Iyo Faragelinta Garsoorka Qoraal uu Xisbiga Wadajir soo saaray axaddii , isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog News ayuu ku eedeeyay dowladda federaalka ah arrimo ay ka mid yihiin ku takri-fal awoodeed, musuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kim Jong-un: Badhanka Nukliyeerka Waxaa Uu Yaallaa Xafiiskeyga Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in hubka Nukliyeerka ah uu yaalo had iyo jeer xafiiskiisa taasi oo aan u suurto galineyni Mareykanka inuu bilaabo dagaal. Waxaa uu intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Kheyre Oo Sheegay In Uu Ka Xun Yahay Weerarkii Loo Geystay Sen. Qeybdiid Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre oo booqday hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ka xun yahay falka halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Zambia Oo Ka Dalbay Ciidamada Inay Ka Qeyb Qaataan La dagaalidda Daacuun-ka Madaxweynaha Zambia Edgar Lungu ayaa soo saaray amaro ku aadan in ciidamada ay ka qeyb qaataan sidii loola dagaali lahaa cudurka safmareenka ah ee daacuun caloolaha kaasi oo ku baahay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Iyo Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Oo Go’aan Ku Laalay Codsigii Xasaanad Ka Qaadis Uu Soo Jeediyay Xeer-ilaaliyaha Guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ayaa maanta soo saaray go’aan waxba kama jiraan ka dhigaya xasaanad ka qaadista Xildhibaannada uu soo jeediyay Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali…