3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Gal Dacwadeed Uga Furay Ciidan Iyo Saraakiishii Weerartay Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir ayaa maanta maxkamadda ciidanka qalabka sida gal-dacwadeed uga furay ciidankii weerarka u geystay xaruntooda iyo saraakiishii ka dambeysay. Xeer- ilaalinta ciidanka qalabka sida oo qabatay dacwo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo U Codeeyay In Madaxweynahu Saxiixo Miisaaniyadda 2018 Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka. Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bayaanka Hey’adda Culimada Soomaaliyeed Hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan ku aadan khilaafka siyaasadeed ee hadda ka jira dalka. Bayaanka Culumada Soomaaliyeed oo ka kooban 6 qodob waxaa uu u qornaa sidan: 1. Culimadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hindiya: Atoore Caan Ah Oo Siyaasadda Ku Biiray Atooraha Filimaanta Hindiga Rajinikanth ayaa maanta sheegay in uu kusoo biirayo siyaasadda, sheegana in uu xisbi ugaar ku dhawaaqi-doono. Rajinikanth(Soomaalida u taqaan Jeestoole) oo aad looga jecelyahay koonfurta Hindiya gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Cabdullahi Cirro: Qof Walba Oo Reer Mudug Ah Qoriga Ha Xareeyo Col. Cabdullahi Cirro oo ah taliyaha qeybta 21aad ee xoogga dalka ayaa ka hadlay sida ay u dhacday shaqaaqadii suuqa magaalada Galkacyo isaga oo sheegay in ay tahay arrin aan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Xuseen: Haddii Madaxda Qaranka Aney Ogeyn Weerarka Waa Dayacaad Qaran Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in weerarkaasi uu aad u niyadjabinayo isla markaana ka dhigan yahay in duulaan lagu soo qaaday dastuurkii KMG ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Doodaya Sharciyadooda Ansixinta Miisaaniyadda Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya sharciyadda ay u leeyihiin ansixinta miisaaniyadda qaranka. Arrintan ayaa timid kadib markii golaha shacabka markuu ansixiyay miisaaniyadda si toos ah ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dastuurka Oo Cambaareeyay Weerarka Hoyga Qeybdiid Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay sharci-darro ku tilmaamay weerarkii hoyga guddoomiyahooda Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid) Qoraalka oo koobnaa waxaa uu ku qornaa sidan:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Congo Oo Hawada Ka Saartey Adeegga Internet-ka Jamahuuriyadda Congo ayaa ku amartay shirkadaha bixiya adeegyada isgaarsiinta inay guud ahaan jaraan adeegga internetka iyo fariimaha gaagaaban ee adeegga dalka. Amarka ay soo saartay xukuumadda Congo ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Mursi Oo lagu Xukumay Saddex Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taallo Masar ayaa ku xukuntay xabsi muddo saddex sano ah madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi iyo 19 kale oo qof ka dib markii ay liideen madaxda garsoorka…