1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaal Iyo Askar Badan Oo Loo Xiray Weerarkii Senator Cabdi Qeybdiid Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u taxaabay ilaa iyo 40-Askari oo ka dambeeyey weerarkii lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Iyo 10 Qodob Oo Wax Laga Soo Badalay Xeer-hoosaadkooda In kasta oo hadda ay fasax ku jiraan Xildhibaannada baarlamaanka, hadana dhammaadkii kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka 10aad, waxaa golaha shacabka la horkeenay Xeer-hoosaadka oo wax badan laga soo badalay. Hadaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Telefoonka Ugu Yar Dunida Oo Mardhow La Soo Saarayo Shirkadda Clubit ayaa soo saartay telefoonka teleefoonka ugu yar dunida kaasi oo ilaa iyo hadda ay socoto sameyntiisa. Telefoonkaan oo lagu magacaabo “Zanco Tiny T1” ayaa dhirirkiisu waxaa uu gaarayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegatay Weerarkii Ka Dhacay Masar Wakaaladda wararka Acmaaq ee ku hadasha afka ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda ah weerarkii shalay subax lagu qaaday Kaniisad ku taallo waqooyiga caasimadda Masar in kooxda ka dambeysay. Weerarkaan ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka La-taliyaha Madaxweynaha Oo Sheegaya In Aan Lagu Kalsoonaan Karin Hey’ado Ay Ka Mid Yihiin Wasaaradaha Iyo Garsoorka Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo ah lataliyaha madaxweyne Farmaajo ee arrimaha siyaasadda ayaa dhaliilay hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya, isaga oo sheegay in aan lagu kalsoonaan karin maxkamadaha, wasaaradaha, baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka George Weah Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Liberia George Weah oo horay u soo noqday laacibka ugu fiican adduunka ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinnimada ee ka dhacay Dalka Liberia, waxaa uu ka adkaaday Joseph Boakai madaxweyne kuxigeenkii dalkaasi. George…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer-ilaaliye Ku-xigenka 1aad Ee Soomaaliya Oo Shaqada Laga Ceyriyay Waxaa maanta shaqada laga diray xeer-ilaaliye ku-xigeenka 1aad ee Soomaaliya Axmed Cali Aybakar Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in Axmed Aybakar loo ceyriyay sababo la xiririira xarigii siyaasiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Waxaa Xigi-doonna Inaan Soo Ceshano Maamulka Baddeenna Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya oo Muqdisho lagu daah-furay. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa wasiirro uu ugu horeeyay wasiirka gaadiidka, Xildhibaanno, Saraakiisha…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Dilalkii, Qaraxyadii Iyo Weerarradii Dhacay 2017 Sanadkan waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin argagax leh sida weerarro, duqeyn iyo qaraxyo badan, kuwaasoo uu ka mid ahaa qaraxii ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca qaaradda Afrika. Haddaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiniyiinta Oo Loo soo jeediyay In Ay Caasimad Ka Dhigtaan Magaalo Aan Aheyn Qudus Ismaaciil Haniyeh oo ah madaxa xafiiska siyaasadda ururka Xamaas, ayaa sheegay in Mareykanka uu falastiin uu u soo bandhigay magaalada Abuu Diis oo ku taalo duleedka magaalada Qudus inay ka…