1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Xaliimo Yarey Oo Bilowday Wada-tashi iyo Wacyi-gelin Ku Aadan Doorashada 2021 Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Jubbaland ka bilaabay barnaamijyo wacyi-gelin iyo wada-tashi isugu jira kuwaas oo looga hadlayo doorashada 2021-ka. Talaaladii waxaa Kismaayo laga furay Kulan wada tashi ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdisaabir Shuuriye Oo Sheegay In Xeer Ilaaliyaha Ay Sharciga Ku Kala Bixi-doonaan Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo maanta ka jawaabayey eedeynta Xeer-ilaaliyaha qaranka ee la xiriirtay qaran dumis ayaa sheegay in Xeer-ilaaliyaha aanu fahamsaneen micnaha eragya, isaga oo yiri “Sida aan ka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Waxqabadka Iyo Horumarrada Dowladda Federaalka Ah Ee Sanadka 2017 Goobjoog News, oo bartamaha uga jirta qoraallada sanadkan, ayaa maanta waxaa ay akhristayaasha la wadaageysaa wax-qabadka iyo horumarrada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee January illaa December 2017. Bishii January, waxaa dhacay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Ka Hadlaya Guulaha Soomaaliya Ee 2017 Hadal Qoraal ah oo ku aaddan Dhamaadka Sanadka oo uu soo saaray Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keatin, waa uu u qornaa sidan: Dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo 101 Wadan U Dhoofiya Caleenta Shaaha Shaaha Turkiga ayaa waxaa uu gooni la yahay dhadhan aad u fiican . iyada oo ay soo badanayeen dalxiisayaasha soo aadaya Turkiga waxaa kordhay dhoofinta caleenta shaaha ee Turkiga. Turkiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Waxqabadka 9kii Bil Ee La Soo Dhaafay Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay dib u qaabayn lagu sameeyay waaxyaheeda kala duwan muddo 9bilood ah ka dib markii ay wasaaraddu yeelatay wasaar C/raxmaan Daahir Cusmaan. Wasiirka wasaaradda waxbarashada C/raxmaan Daahr…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Aqalka Sare Oo Ka Wada Hadlaya Ansixinta Miisaaniyadda 2018 Iyada oo la tixraacayo qodobka 87aad faqradiisa C oo dhigeysa in madaxweyna J.F yahay Ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadi’da asaasiga ah ee Dastuurka ayey guddiga joogtada ah ee aqalka sare waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Furtay Xarunta Agoonta Booliiska Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta agoonta ciidanka booliska iyadoo ay ka qeyb galeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaxootigii Dhadhaab Ka Soo Laabtay, Waxaa Gudaha Soomaaliya Ku Heysto Abaar, Gaajo Iyo Dagaallo Kumannaan Soomaali oo laga soo saaray xerada Dhadhaab ayaa waxaa ay barakac iyo macluul ku heystaa gudaha Soomaaliya, sidaasi waxaa sheegtay hey’adda Amnesty International Qaar ka badan oo dadkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Iyo Faransiiska Oo Kawada Hadlay La-dagaalnka Argigixisada iyo Xaaladda Yeman Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz iyo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qadka teleefoonka ku wada hadlay iyaga oo ka wada xaajooday dadaallada la-dagaalanka argigixisada iyo xaaladda Yeman. Emmanuel Macron…