1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Mareykanka Ee Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyey inuu gargaarka ka jari doono dowladaha u codeeya go’aanka ka soo horjeeda Mareykanka kaasi oo maanta oo khamiis ah ay qabaneyso jamciyadda qurumaha…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Wadahadal Ku Adkeysaneysa Muranka Badda, Akhriso Sooyaalka Murankaasi Dowladda Kenya ayaa todobaadkan ka jawaabtay kiiska dacwad badeedka ay Soomaaliya hor-dhigtay maxkamadda, iyada oo qoraal u dirtay maxkamadda cadliga adduunka ee Hague, Netherlands. Dacwada ayaa ku saabsan in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Canada Oo Ka Wada-hadlaya Arrinta Kuuriyada Waqooyi Dowladaha Canada iyo Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inay qaban doonaan bisha soo socota shir-madaxeed ay yeelanayaa wasiirada arrimaha dibadda ee dalalkaani waxaana looga hadlayaa arrinta kuuriyada waqooyi. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Gantaallada Xuutiyiinta Ay Ku Rideen Sacuudiga Waxaa Ka Muuqato Faraha Iran Safiiradda Mareykanka u fadhisa qaramada midoobay, Nikki Nimrata Haley , ayaa sheegtay in gantaalkii ay Xuutiyiinta ay ku soo rideen caasimadda Sacuudiga ee Riyadh uu ka muuqday faraha Iran. Kooxaha Xuutiyiinta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 74-sano Guuradii Aas-aaska Ciidanka Booliika Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 74-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda: Kenya Oo Jawaab U Dirtay Maxkamadda Cadliga Adduunka Dowladda Kenya ayaa shalay ka jawaabtay kiiska dacwad badeedka ay Soomaaliya hor-dhigtay maxkamadda cadliga adduunka ee Hague, Netherlands. Dacwada ayaa ku saabsan in la xadeeyo badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Gaas Faarax Qare: Dacwada Badda, Kenya Waan Uga Guuleysan-doonna Guddoomiyaha hey’adda cilmi -baarista badaha Soomaaliyeed Admiral Gaas Faarax Axmed Qare ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku guuleysan-doonto muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Faarax ayaa tilmaamay in dowladda Kenya markey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Wasiirrada Maaliyadda Oo Ka Hadlaya Shir-ka Mideynta Canshuuraha Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ka furmay madasha wada-xaajoodka arrimaha maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Wasiirka Wasaaradda maaliyadda oo furay shirka ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Qaran Ee Siyaasadda Dhallinyarada Soomaaliyeed Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gagababeeyay shirweynaha Qaran ee siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo furmay 17-kii bishan. Hadaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasha la wadaageysaa war murtiyeedka oo dhameystiran.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Filippo Grandi, Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka Oo Kismaayo Iskuul Ka Furay Madaxa qaramada midoobey u qaabilsan qaxootiga aduunka Filippo Grandi ayaa inta ay Kismaayo joogeen isaga iyo wafdigiisa waxaa ay kormeer ku tageen xeryaha ay degan yihiin dadka ka soo laabtay…