1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: Ganacsatada Koonfurta Iyo Waqooyiga Oo La Mideeynayo Waxaa magaalada Galkacyo lagu qabtay kulan looga hadlayey ganacsiga, horumarinta iyo midnimada labada dhinac kaasi oo ka dhacay magaaladaasi, waxaana soo qaban-qaabisay kulankaani rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Kulankaani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Yuusuf Geelle: Soomaaliya Meesha Maanta loo Celinayo Waxaan is Leenahay in aysan ku Habooneen” Yuusuf Geelle oo ah Senator ka tirsan aqalka sare oo ka hadlayey xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa sheegay in Soomaaliya loo celiyay meel ay ka soo tagtay isaga oo yiri “Sidaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Muranka Badda Ee Nagala Dhaxeeyo Soomaaliya Waa In Wada Hadal Lagu Dhameeyo Kenya ayaa mar kale ka hadashay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay arrintaasi ka bixisay. Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in weli Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Mareykanka Oo Adeegsaday Veto Ku Saabsan Go’aankii Qudus Dowladda Mareykanka ayaa adeegsatay codka Vitowga(“veto power” ) ee golaha ammaanka si meesha looga saaro mashruuc go’aameed ay soo gudbisay Masar oo lagu ridinayey go’aankii madaxweyne Donald Trump ee aqoonsiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Xildhibaanno Ka Hadlaya Xariga Cabdiraxmaan Cabdishakur, Eedeynta 2 Xildhibaan Iyo Shirarka La Mamnuucay Xildhibaan Cabdixakim Macalin Axmed oo u hadlayey Xildhibaanno Muqdisho ku shiray ayaa ka hadlay qodobo badan oo la isku afgartay, kuwaas oo u badnaa cambaaeyn. Ugu horeyn waxaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Qalad Ku Tilmaamay in la Diido Bannaabax iyo Shirar Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa qalad ku tilmaamay in la diido bannaabax iyo shirar, hadalka wasiirka, waxaa uu ka hor imaanayaa war uu saxaafadda u sheegay saacado ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabcasar Oo Lagu Xiray Hargeysa, Somaliland Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xaaji oo loo yaqaanno “Sheekh Dabcasar” , oo ah shakhisyad aad looga yaqaanno baraha Bulshada. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya: Qoysaska Danta Yar Oo Aan Helin Adeegyada Caafimaadka Ee Asaasiga Ah Helidda adeegyada caafimaad, waxaa ay muhiimad u tahay qof kasta oo Soomaaliya ku nool, xilligii hore, waxaa ay ka mid ahaan jirtay wadamadii heli jiray adeegyada caafimaad ee loo simanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Soo Kordhiyay Adeeg Cusub oo Aad Iskaga Xadayn Karto Saaxiibada Buuqa Badan Shirkadda “Facebook” ayaa maanta oo Sabti ah soo kordhisay adeeg cusub oo wata magaca “snooze” oo qofku marka uu doono uu qof kale oo saaxiibkii ah muddo 30 cisho ah iskaga xayiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Qabtay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur? Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Muqdisho la weeraray guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur, warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xarigiisa. Xildhibaan Cabdfitaax Geesey oo joogay guriga Cabdiraxmaan Cabdishakur oo la…