1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diblomaasiyad UK U Fadhisay Lebanon Oo La Helay Iyada Oo Meyd Ah Booliska dalka Lebanon ayaa sheegay in la helay diblomaasiyad UK u fadhisay magaalada Beirut iyada oo la dilay. Diblomaasiyadda ayaa lagu magacaabi jiray Rabiika, waxaana laga medykeeda wado dhinaceed. Ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Agow Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Iyo Sida Lagu Lumin karo Xubinnimada Xildhibaanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa jirta qodob ka hadlaya Xasaanadda ama uu ku weyn karo xubinimadiisa, waa labo qodob oo kala duwan Qodobka 70aad ee dastuurka, waxaa uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Golaha Shacabka Ka Dalbaday In 2 Xildhibaan Xasaanadda Laga Qaado Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa golaha shacabka ka codsaday in ay xasaanadda laga qaado labo Xildhibaan uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Gabar Muslimad Ah Oo Loo Diiday Inay Soo Gasho Jaamacadda Gudaha Nigeria Jaamacad ku taallo Nageria ayaa waxay u diiday gabar arday ah oo Muslimad ah, dhigatana kulyadda xuquuqul insaanka inay soo xaadirto xaflad lagu qabanayey gudaha kuliyadda. Sababta gabadhaan looga celiyey…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Culima’udiinka Iyo Siyaasiyiinta Ee Siyaasadda Soomaaliya Maalmahan waxaa ay dood adag u dhaxeysaa culimaa’udiinka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed, arrintan waxaa ay soo ifbaxday dhowr jeer markii uu Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ka hadlay mooshin ay mucaaradka wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa Oo Xirtay Baraha Bulshada Iyo Dagaal Socda Dowladda Itoobiya ayaa xirtay qaar ka mida baraha bulshada ay ku xariiraan, ka dib markii ay xoogeysteen iska hor-imaadyo u dhaxeeya qoomiyadaha degan daafaha kala duwan ee dalkaasi. Madaxda Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoddobada Ka Soo Baxay Kulankii Ugu Horeeyay Ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Golihiisa Wasiirrada Kulankii Ugu Horeeyey ee ay yeeshaan golaha wasiirada ee xukuumadda cusub Oo uu shir gudoominayey madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhacay Hargeisa. Kulankaas waxaa ka qayb galay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Xildhibaannada Oo 2 Bil Fasax Ah Galay Waxaa maanta xarunta golaha shacabka lagu qabtay kulanka 39aad ee kalfadhiga 2aad kaas oo ajendihiisa uu ka mid ahaa soo bandhigidda warbixinta guddiga dastuurka, warbixinta guud ee howl-qabadka kalafdhiga 2aad…
9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dastuurka: Habraaca Sharci-dejinta Baarlamaanka Federaalka Iyo Awoodaha Mid Weliba Gaar U Leeyahay Dastuurka qabyo-qoraalka ah, waxaa ku xusan Awoodaha sharci-dejinta ee golaha shacabka iyo aqalka sare, awoodaha mid weliba uu gaar u leeyahay iyo qaar ay wadaagaan. Habraaca Sharci-dejinta Baarlamaanka Sida ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Mareykanka Oo Yididiilo Ka Muujiyay Isla Xisaabtanka Dowladda Soomaaliya Wasiirka Gashaandhigga Mareykanka Jim Mattis ayaa jimcihii waxaa uu aqalka cad ka sheegay yididiiladiisa ku aadan isla xisaabtan-ka ka jiro hey’adaha dowliga ee Soomaaliya. Jim Mattis ayaa intaasi ku daray…