1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Afrika: Rwanda Iyo Tanzania Oo Mamnuucay Shiishadda, Akhriso Khatarta Laga Ogaaday Dalka Rwanda ayaa mamnuucay cabista shiishada laga bilaabo jimce December 15, 2017, kadib markii lagu arkay khatar caafimaad. Wasiirka caafimaadka ee dalkaasi oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in Shishada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan: Haddii Ay Qudus Faraha Ka Baxdo, Ma Ilaalin-doonno Makka Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka digay in la dayaco magaalda Bareysan ee Qudus isaga oo ku tilmaamay dayacaada Qudus inay la mid tahay Kacbada oo la dayacay iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: QM Ayaan Ka Bilaabeynaa Hindise Lagu Laalayo Go’aanka Trump Ee Qudus Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo jimcaha sheegay in dalkiisa uu Qaramada Midoobey ka dhex-bilaabi-doono hindise la xiriira sidii lagu baa’bin lahaa go’aanka Donald John Trump ee Qudus…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo Dhex-dhexaadin Ka Dhex Bilaabay Beelo Ku Diriray Galkacyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele(Xaaf ) ayaa la sheegayaa in qeybo ka mid ah Mudug uu ka bilaabay dhex-dhexaadinta beelo halkaasi ku diriray. Madaxweyne Xaaf oo haatan ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reuters Oo Daabacday Warbixin La Xiriirta in Mareykanka Joojinayaan Saadka Ay Siiyaan Xoogga Dalka, Musuq Ayaa Sabab U Ah Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan saadka ay siiyaan ciidamada xoogga dalka kadib markii ay soo baxday wax isdabamarin iyo musuq ka…
3 daqiiqo Sheeko:War Rajada Laga Qabo In Dowladda Laga Cafiyo Deymaha Intee Ayey La Egtahay? Waxaa Sharaf ii ah inaan si guul ah u soo gabagabayno barnaamijka SMP ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo nagu toosinaya jidkii deymaha na looga cafin lahaa.Waan sii xoojinaynaa dadaalkeena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada, Magacyada Oo Dhameystiran Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrrada oo ka kooban 32 wasiir, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub oo markii ugu horeysay ah. Halkan ka akhriso, magacyada qaar: Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baledweyne: 14 Qof Oo U Geeriyooday Shuban Biyood Afar iyo toban qof oo is kugu jira caruur iyo dad waayeello ah ayaa 24 saac ee ugu dambeysay ugu geeriyootay cudurka shuban biyoodka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Caafimaadka: 13 Ayaa Ku Dhimatay Qaraxa Dugsiga Jeneraal Kaahiye Saraakiisha caafimaadka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in 13 qof ku dhinteen halka 15 kale ku dhaawacmeen qarax ka dhacay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye . Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Dalbaday Joojinta Ka Qeyb-galka Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Dalka Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu doonayo in la joojiyo ka qeyb-galka shir ay yeelan lahaayeen golaha shacabka iyo guddoomiyeyaasha goleyaasha sharci dejinta dowlad goboleedyada. Shirkan…