1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye sida ay ku waramayaan warar hadda soo gaaray Goobjoog News, qof ismiidaamiyay ayaa qarax ka geystay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye . Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in qofka is-qarxiyay oo labisnaa dareeska ciidanka, halkaasina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Ay Ka Dhabeeyaan Heshiiska Siyaasiga Ciise Saciid Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ay gaareen uu ahaa mid ay ku heshiiyeen labo qolo oo siyaasadda isku heysay oo kaliya ay heshiiyeen,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsanaa War Murtiyeedka Istanbul Ee Aqsa Kulankii ururka Iskaashiga Islaamka ee maanta ka dhacay Istanbul kaas oo in ka badan 50 dal oo dunida muslimka ah isugu yimaadeen, waxaa ka soo baxay war-murtiyeed ka kooban 23…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Markii AMISOM Iyo Kenya Iska Fogeeyeen…Yaa Dilay 131 Qof Ee Rayidka Ah? AMISOM iyo Kenya ayaa iska fogeeyay in Soomaaliya ay ka gesyteen arrimo ka dhan ah xuquuqul aadanaha, arrintan waxaa ay timid kadib markii UNSOM iyo UN Human Rights ku eedeeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2018-ka Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda hadda socda waxaa ay ansixiyeen miisaaniyadda 2018-ka. Kulanka waxaa soo xaadiray illaa 164 Xildhibaan, codeyntii la qaaday waxaa ogolaaday 162, 1 Xildhibaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Midowgga Culimada Oo Ugu Baaqay Hogaamiyeyaasha Islaamka Inay U Gargaaraan Qudus Ururka caalamiga ah ee midowga culimada muslimiinta ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha dowladaha Islaamka kuwaasi oo maanta shir madaxeed degdeg ah ku yeelanayo magaalada Istanbul inay dajiyaan qorshe mideysan oo lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraarrada Ka Dhanka Ah Isra’il Ee Ka soo Baxay Golaha Ammaanka tan iyo 1967-dii Tan iyo markii Isra’il ay Qudus ku qabsatay dagaalkii 6da maalmood ee 1967-dii, waxaa golaha ammaanka ka soo baxay qaraaro aad u badan, oo lagu diidan yahay qabsashada, isballaarinta, Yuhuudeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir-ka Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Ka Dhacaya Istanbul Waxaa maanta magaalada magaalada Istanbul ka furmaya shirka Ururka Iskaashiga Islaamka kaas oo loogu hiilinayo magaalada barakeysan ee Qudus. Shirka waxaa ka qeyb-galaya madaxda dunida muslimka, iyaga oo la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Laga Keenay Seychelles Oo Soo Gaaray Muqdisho In ka badan 10 maxbuus oo ku Xirnaa jasiirada Seychelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta …
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Canaantay Fulin La’aanta Qaraarada, Akhriso Warbixinta Warbixintan ay soo gudbiyeen guddiga miisaaniayadda, maaliyadda, qorsheynta iyo la-xisaabtanka hey’adaha dowladda ee golaha shacabka, waxaa ay sheegeen in ay ku qaadatay 2 todobaad. Guddiga waxaa uu sheegay in miisaaniyadda…