1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Faransiiska Oo Iskuullada Laga Mamnuucayo Telefoonnada Ismartiga Ah Wasaaradda waxbarashada dalka Faransiiska ayaa go’aamisay in laga mamnuuco telefoonnada Ismartiga ah Iskuullada laga bilaabo bisha September ee sanadka soo socda. Arintaani ayaa qeyb ka ah qorshaha ololihii madaxweynaha Faransiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Ruushka: Waxaan Bilownay In Ciidamdeenna Kala Baxno Suuriya Wasiirka Gashaandhigga Ruushka Sergei Shoigu ayaa sheegay in dalkiisa uu bilaabay in ay ciidamada kala baxaan Suuriya halkaas oo ay ku suganaayeen sanadihii ugu dambeeyay. Wasiirka waxaa uu intaasi ku…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Akhriyay 15 Qaraar Oo Isra’il Ay Ku Tumatay, Cambaareeyana Go’aanka Trump Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa halis ku tilmaamay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Trump ee arrinta Qudus. Qoraal uu Jawaari ka hor akhriyay golaha shacabka, waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey: Waxaan Aadi-doonaa Gobollada, Dowlad Goboleed Kasta Waxaan Tagi-doonaa 4 Degmo Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa maanta ka hadashay qorshaha iyo sida ay u aragto doorashada 2021-ka. Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) , waxaa ay ugu horeyn ka hadashay in qorashaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Oo Bilowday Ololaha Talaalka Dabeesha Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo taageero ka heleysa hey’adda caafimaadka adduunka ee (WHO) ayaa waxaa ay bilowday olole 3 maalmood ah oo Talaalka Dabeesha ah. Ololaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Islamabad: Soomaaliya Oo Xubin Ka Noqtay Ururka COMSATS Iyo Xaflad Lagu Bogaadiyay Xaflad ay ka soo qeyb-galeen Marti sharaf ajaanib ah, mas’uuliyiinka ka socota hey’ado caalami ah iyo wasiirada Pakistaan ee Science iyo Technologyada iyo arrimaha dibadda ayaa lagu bogaadiyay in Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qorshaha Howl-gallada Mareykanka Ee Soomaaliya 2bada Sano Ee Soo Socota Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka ayaa sheegtay inay qorsheyneyso inay la dagaalanto islaamiyiinta hubeysan ee ku sii xoogesanayo Soomaaliya labada sano ee soo socota. Taasi waxay ku cadeyneysaa qorshe madaxweynaha Mareykanka Donald…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Eedeysay Hey’ado Ka Been-sheega Tacadiyada Ka Dhaca Maamulka Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Cabdxakiim Xaaji Camey ayaa eedeyn kulul u jeediyey qaar ka mid ah hay’adaha reer galbeedka . Cabdxakiim Xaaji Camey ayaa sheegay inay jiraan hay’ado sacabka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Netanyahu: Aqbalaadda Falastiiniyiinta Ee Arrinta Qudus Waxaa Ay Soo Dedejin Kartaa Nabad Ra’isul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in falastiiniyiinta haday aqbalaan Qudus inay caasimadd u tahay Irael waxay soo dadajineysaa arrintaas nabadgalyada. Hadalkaani ayuu yiri ka dib markii kulan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dhalinyarada Oo Ka Jawaabeysa In Ajnabi Ka Ciyaaraan Tartan Maamullada Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir jaraa’id oo ay qabatay uga hadashay cabashooyin ay soo gudbiyeen ciyaartoyda Jubbaland, taasi oo ahayd in koxda Kubadda Cagta ee Banaadir…