Warbixin: Tirada Dadka Soomaaliya Ku Waxyeeloobay January 2016-October 2017 Sheeko:Dalka Ugu yaraan 2,000 oo rayid ah ayaa lagu dilay Soomaaliya inta u dhaxeysay January 2016 –October 2017, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay qaramada midoobey. Warbixintan oo la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng. Abiikar: Waxaa Norway Ku Sugan Saraakiil Ka Socota Wasaaradda Batroolka, Maaliyadda…. Sida uu Goobjoog News u sheegay Eng. Cabdiqaadir Abiikar Xuseen oo ka tirsan saraakiisha wasaaradda Batroolka, waxaa dalka Norway ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Laga Akhriyay Warbixin La Xiriirta Dib u Heshiisiinta Golaha aqalka sare, waxaa maanta lagu qabtay kulankii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari). 29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xuska Maalinta Caalamiga Ee Xuquuqda Aadanaha Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanaha ayaa ah mid bulshada looga wacyi galinayaay ilaaalinta iyo dhowrida xaquuqda aadanha iyo In la joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah Aadanaha, waxane munaasibadda goob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Shidaalka Ee Nairobi Oo Baaqday Iyo Saraakiil Wasaaradda Batroolka Ah Oo Ku Sugan Norway Qaban-qaabiyeyaasha shirkii shidaalka iyo Gaaska ee lagu waday in uu ka dhaco Nairobi bisha March ee sanadka soo socda ayaa baajiyay kadib markii ay dowladda federaalka ah ku eedeeyeen kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bardaale Oo Cabasho Laga Keenay Doorashada Dhismaha Dowladda Hoose Magaalada Bardaale ee gobolka Baay waxaa ka socda doorashooyinka dhismaha dowladaha Hoose ee maamulka K/galbeed ee Soomaaliya. Waxaa jira cabashooyin badan oo ay soo jeedinayaan bulshada halkaasi wada degta, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaas: AMISOM Iyo Xoogga Dalka Oo Ka wada hadlay Ammaanka Kulan ay ku yeesheen saraakiisha kala duwan ee ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiran. Kulankaan ayaa u jeedkiisa waxaa uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Go’aanka Trump Gobolka Ayuu Sii Hurinayaa Ururka jaamacadda Carabta ayaa ku booriyay Mareykanka in dib u eegis lagu sameeyo go’aankii madaxweynaha Mareykanka Trump ee ahaa in Qudus oo u aqoonsaday magaalo madaxda maamulka Israel. Wasiirada arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Somali Airline Oo Ka Socda Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shir 3 maalmood ah oo looga hadlo sidii dib loogu soo celin lahaa shirkadii Somali Airline. Kulanka oo ay ka soo qeyb-galeen, wasiirka wasaaradda Maxamed Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay magaalada Sharmal Sheekh ee Masar. Waxaa…