2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Gabood-fallada Ka Dhacay Somaliland 2017-ka Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland (Human Rights Centre) ayaa maanta soo bandhigtay warbixin sadeedka 2017 ee xaaladda xuquuqda Aadamaha ee Somaliland iyo gabood-fallada ay diiwaangaliyeen ee sanadkan sii dhamaanaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Soomaaliya Waa Dal Hodan Ku Ah Macdanta, Gaaska Dabiiciga ah iyo Saliidda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta dadaallada iyo qorsheyaasha wadamada Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Al-shabaab Ah Oo Lagu Dilay Buurhakaba Sida uu Gooboog News u sheegay sarkaal ka tirsan maamulka Koonfur galbeed waxaa galabnimadii jimcaha weerar ay ku qaadeen deegaanno ay ku sugnaayeen xarakada Al-shabaab oo ku dhaw Buur-hakaba. “Weerarka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Israel Oo Duqeyn Ka Wada Gaza Diyaaradaha maamulka Israel ayaa waxaa ay duqeyn ka geysteen dhowr goobood oo ay ku sheegeen in ururka Xamas ku sugnaayeen. Maamulka Israel ayaa waxaa ay intaasi ku dareen in goobaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nikki Haley Oo Dhaliishay Golaha Ammaanka Safiirka Mareykanka u fadhisa qaramada midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in qaramada midoobay ay wiiqeyso fursadihii nabadeed ee u dhaxeeya Falastiin iyo Israel. Hadalkaani ayaa waxay ka jeedisay kulan degdeg…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Tacaddiyadii ka Dhanka ahaa Xuquuqda Aadamaha ee Sanadkan 2017ka oo Hargeysa Lagu soo Bandhigay Xarun arrimaha xuquuqul insaanka ah ayaa soo bandhigtay warbixin sadeedka 2017 ee xaaladda xuquuqda Aadamaha ee Somaliland iyo gabood-fallada ay diiwaangaliyeen ee sanadkan sii dhamaanaya ee 2017-ka. Munaasibadda lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-baxyo Lagu Diidan Yahay Go’aanka Trump Oo Ka Dhacaya Dunida Muslimka Waxaa hadda meelo badan oo dunida muslimka ah ka socda dibad-baxyo looga soo horjeedo go’aanka madaxweynaha Mareykanka Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Isra’il. Magaalada Muqdisho waxaa salaadda Jimcaha kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hal-abuur Cusub: Muqdisho Iyo Naqshadeynta Dharka Dumarka Gabdhaha naqshadeeya dharka dumarka waa kuwa ku yar guud ahaan Soomaaliya, waxaana suuragal ah in gobolo badan oo dalka ka mid ah aanan laga helin. Sidaa darteed inta badan gabdhaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Gudoodo-Carwo Alle ha u naxariistee waxa khamiistii magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanadii Soomaaliyeed ee Shamis Abokor Ismaaciil oo ku magac dheerayd Gudoodo-Carwo. Taasi oo lagu tilmaamo in ay ahayd hooyada fanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hargeysa Oo Laga Hirgaliyey Adeeg Caafimaad Oo Wareegga Koox dhallinyaro ah oo ka kooban dhaqaatiir iyo xirfadlayaal ayaa waxaa ay adeegyo caafimaad oo kala duwan ay ka sameeyaan magaalada Hargeysa. Kooxdaan mihnalayaasha caafimaadka ah ayaa waxay dadka ugu…