Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Dawladda Federaalka yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada, ansixinta Istraatejiyada…