1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qorshe Howleedka Guddiyada Golaha Shacabka Oo La Akhriyay Kulanka golaha shacabka ee maanta waxaa uu ajendihiisa ahaa qeybinta iyo akhrinta Qorshe howleedka guddiyada Golaha Shacabka. Guddi walba waxaa uu golaha ka hor jeediyay qorshe hawleedka golaha loo qeybiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Kubadda Cagta Ee Gobollada Iyo Koobabka Ay Kala Heystaan Waxaa Jimcaha Muqdisho ka furmi-doona tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada, kaasi oo laga soo wareejiyay Jubbaland. Tartanka waxaa ka qeyb-galaya maamullada Jubbalad, Koonfur galbeed, Banaadir, Hirshabeelle, Galmaudug Iyo Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cali Saalax: Aabahey Guriga Ayaa Lagu Dilay Isaga Oo Hubeysan Axmed Cali Cabdalla Saalax oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Yeman ayaa sheegay in aabihiis lagu dilay guriga isaga oo hub wato kooxdiisana ay la socdeen. Axmed waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Qudus U Aqoonsan-doona Caasimadda Isra’il Madaxweynaha Mareykanka Dowland Trump ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu magaalada Qudus u aqoonsado caasimadda Isra’il, tillaabadaas oo aanu sameyn madaxweyne hore tan iyo markii Yuhuudda xooga ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Sano Kadib: Mareykanka Iyo Soomaaliya Oo Heshiis 300 Oo Milyan Oo Dollar Ah Kala Saxiixday Hey’adda (USAID) oo wakiil ka ah Mareykanka ayaa heshiis horumarineed oo taariikhi ah la saxiixatay Soomaaliya, Heshiiska oo (DOAG) loogu magac-daray waxaa goobjoog ka ahaa ra’isul wasaare Xasan Kheyre, Wasiirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Wax Kabaro Taariikhda Degmada Shangaani Degmada Shangaani waa degmo ka tirsan gobolka Banaadir waxayna leedahay astaamo muujinayo inay tahay degmo taariikh weyn ugu fadhisa shacabka Soomaaliyeed waxayna dhisantahay 1,100 sano. Shangaani waxay saldhig u aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Soo Saartay Nuqul Gaar ah oo Adeegga Messenger-ka ah Caruurtana Loogu talogalay Shirkadda Facebook ayaa Isniintii shalay dalka Mareykanka ka bilowday adeeg cusub oo loogu talogalay iney caruurtu ku sheekeystaan oo ah “Messenger”, waana sida ay sheegayso shabakadda Facebook. Messenger Kids waa adeeg cusub oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Shirka Amniga Iyo Qorshaha Ay Ku Baxeyso AMISOM Soomaalida iyo beesha caalamka ayaa isniintii ku heshiiyay war-muryeedka lagu xusay qorshe waqtiyeysan oo loogu talagay xilliga kala guur ah oo shuruudda ay tahay in loo diyaariyo ciidamada Soomaalida sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Waafaqday Dhaqangelinta Wareegtadii Trump Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa waafaqday in si dhameystiran loo dhaqan geliyo wareegtadii uu soo saaray madaxweyne Trump oo aheyd in 6 wadan oo muslimiin u badan aysan soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madeira: Bixitaanka AMISOM Waxaa Ay Waxyeello Ku Tahay Howl-gallada Socda Madaxa ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka tirsan ururka midowga Afrika ambassador, Franciso Madeira ayaa sheegay in qorshaha lagu dhimayo ciidamada AMISOM ay waxyeeleyneyso muhiimadda nabad ilaalinta, maadaama aan laheynin ciidamo…