1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Dib U Dhigay Go’aankiisii Raridda Safaaradda Mareykanka Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu dib u dhigay go’aankiisii ku aadanaa ku dhawaaqista Qudus inay tahay caasimadda Isra’iil. Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Dilay Cali Cabdalla Saalix? Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalix oo ka baxay magaalada Sanca ayaa gaadiidkiisa wadada loo galay, waxaa la socday kaaliyaha xogheyaha guud ee xisbiga Yaasir Cawaadi, General Cabdalla Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta: Cali Cabdalla Saalix Waan Dilnay Wasaaradda arrimaha gudaha Xuutiyiinta ayaa sheegtay in ay dileen madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalix. Saalix ayey ku gurigiisa ku dhufteen gantaal taasi oo keentay in xabad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Yemen Oo La La’yahay Kadib Markii La Duqeeyay Wararka ka imaanaya magaalada Sanca ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalix la la’ yahay kadib madkii ay maanta gurigiisa duqeeyeen kooxda shiicada ah ee Xuutiyiinta. Arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka “Heshiiska Amni” Ee Muqdisho Waxaa Muqdisho ka furmay shirka ‘ Heshiiska Amni” ee looga hadlayo xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Madasha waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxda maamul goboleedyada, ergeyada qaramada midoobey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha “Somali Partnership Forum” Oo Ka Furmeysa Muqdisho Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabo Madasha “Somali Partnership Forum” oo ah madal Soomaalida iyo beesha caalamka uga wada hadlayaan xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti: Shir Ganacsi Oo Caalami Ah Ayaa Ka Socda Waxaa ka furmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalkaasi bandhig ganacsiyeedkii ugu horreyay kaasi oo ay ka qeyb galayaan 500 oo shirkadood iyo 9 dowladood oo ay ka mid tahay Turkiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait: Qatar Oo Ka Qeyb-galeysa Shir Madaxeedka Khaliijka Wasiirka aririmaha dibadda ee qartar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala-thani ayaa sheegay in Amiir Tamiin uu ka qeyb gali doono shir madaxeedka sanadlaha ah ee ay ku yeelanayaan hogaamiyayaasha Khaliijka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Axsaabta La Guddoonsiiyay Shahaadada Iyo Guddoomiyeyaashooda Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaaddo illaa 7 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo horay isku diiwaan-geliyay, tiiyoo rasmi ka dhigtay in Soomaaliya laga hirgeliyo nidaam xisbiyo badan kadib 48 sano.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooddii Bulshada Rayidka Ah, Wasiirka Iyo Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka Ee Miisaaniyadda 2018-ka Shalay waxaa Muqdisho lagu qabtay dood ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee miisaaniyadda 2018-ka, kulanka uu goobjoog ka ahaa wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle, waxaa sidoo kale xog ururin sameynayey guddiga miisaaniyadda…