2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Bloomberg: 800 Milyan oo Qof oo Shaqadooda Ku Waayi Doona Robot Sababtii Marka La Gaaro 2030 Warbixin cusub oo uu soo saartay joornaalka caanka ah ee “Bloomberg” ayaa lagu sheegay iney suurtogal tahay in 800 milyan oo shaqaale oo dunida daafaheeda ka shaqeeyaa ay weyn doonaan shaqadooda sababta robot iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey Gawaarida Hooyo Ha Tahriibin Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland helitaanka fursadaha shaqo oo aad u adag ayaa sabab u noqday in dhallinyaro badan ay u tahriibaan wadamada dibadda. Balse taas badalkeeda waxaa jira fursado…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Naafada Xoogga Dalka: Dowladaha Qofka Markuu Duqoobo, Ciidan ama Shacab Waa la Daryeelaa, Laakin Lama Haayo Dowladdaas Cabduullahi Maxamed Ducaale oo ka tirsan naafada xoogga dalka ee dagaalkii 77 ayaa sheegay in isaga iyo asxaabtiisa ay dhibaato badan ku heyso Isbitaalka Martiini “Dadka Isbitaalka Martiini jooga aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo Oo Laga Hirgaliyey Iskuullo Lacag La’aan Ah Iskuullo waxbarasho oo bilaash ah ayaa laga hirgaliyey xeryaha ay degan yihiin dadka ka soo barakacay abaaraha ee ku sugan gobolka Gedo. Xiish Mahad yare oo ah madaxa waxbarashada hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabeellada Dhexe Oo Ka Hadlay Isbaarooyinka War-sheekh iyo Ceel-macaan Mas’uuliyiin ka tirsan maamul Shabeellada dhex ayaa tagay degmooyin ka tirsan gobolkaasi si ay u soo arkaan jidgooyooyin ay dhiganayaan maleeshiyaad hubeysan. Socdaalkan ay mas’uuliyiinta gobolka shabeellada dhexe ay ugu amba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Howlgallada AMISOM Oo Ka Dhacay Adis Ababa Shalay Jimcihii waxaa magaalada Adis Ababa, xarunta midowga Afrika lagu qabtay kulanka 25aad ee guddiga qaabilsan howl-galka AMISOM ee Soomaaliya, kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen midowga Afrika, waxaa goobta joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Falastiin Oo Ka Digeysa In Qudus Loo Aqoonsado Caasimadda Isra’il Madaxda Falastiin ayaa waxaa ay ka digayaan saameyn kasta oo burburin karta xaquuqda ay falastiin u leedahay in Qudus ay tahay magaalo madaxdooda, arrinkaani ayaa yimid ka dib markii madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Todobaad Gudahiisa Wax Uga Qaban-doonta Arrinta Soomaalida Liibiya Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda, dowladda federaalka ah waxaa ay todobaad gudahiisa ku diyaarineysaa xog ku aadan Soomaalida ku sugan dalka iyo Liibiya iyo xaaladooda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yusuf Garaad: Soomaaliya Iyo Lithuania Oo Yeeshay Cilaaqaad Diblomaasiyadeed sida uu wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad ku qoray bar u muuqata in uu leeyahay, waxaa xiriir diblomaasiyadeed yeeshay dalalka Soomaaliya iyo Lithuania. Arrintan waxaa ay timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ka Sheeganaya Fulin La’aanta Amarradooda Gobolka Banaadir ayaa la sheegayaa in uu ka sheegtay sida sharciga fulintiisa ay marwalba u hirgalin oo loo hareer maro, arrintaasi waxaa laga sheegay kulan ay khamiistii isugu yimadeen. Si…