2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo 2,400 Oo Askari Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Ah Xerada 54 aad Ee Garowe waxaa lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland, oo la sheegay ay ku biireen Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Ciidankaan oo tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasaaradda Haweenka Oo Hadashay Cirib-tirka Tacaddiyada Ay Haweenku la Kulmaan Kulan wacyi gelina oo looga hadlay arintan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado, waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumada Galmumudug , saraakiisha ciidan-ka, xubno ka tirsan ciidamada booliska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Bariire Waxaan Ku Dilnay Koox Cadaw Ah Oo Hubeysan Qoraal ay soo saareen Africom ayaa lagu sheegay in weerarkii Mareykanka iyo ciidamada Soomaalida ay ka filyeen Bariibe August 25, 2017-kii ay ku waxyeeloobeen oo keliya koox hubeysan oo aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macron Oo Sacuudiga U Gudbin-doona Magacyo Ururo Argigixiso Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu diyaarinayo liis ay ku qoranyihiin magacyada ururada xag-jirka ah ka dibna uu u gudbin doono boqortooyada Sacuudi Carabiya si loo joojiyo maal-gelintooda. Macron…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Waxaa Abidjan ka socda shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, shirkan oo labo maalmood ah waxaa ka qeybgalaya madaxda 55 dal oo Afrikaan ah iyo 28 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Twitter oo Bartiisa Ka Saaraya Badhamada “Retweet” iyo “Like”.. Maxaa Lagu Bedelayaa? ShirkaddaTwitter ayaa doonaysa iney meesha ka saarto badhamada “Retweet“, “Like” kuna bedesho caddeynta tirda dadka hadal-haya mowduuca tweetka. Website-ka TNW ee arrimaha teknoolajiyadda ka hadla ayaa sheegay in Twitter uu doonayo in badhamada Retweet iyo Like uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursal Sheekh Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa bishan November 26-keeda waxaa uu wasiirka gashaandhigga jamhuuriyadda federaalka ah u magacaabay Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo Markii 2aad Madaxweynnimo Loo Dhaariyay Waxaa goordhaw markii 2aad madaxweynaha dalka Kenya loo dhaariyay Uhuru Kenyatta, arrintan ayaa dhacday xaflad ka dhacday garoonka kasaraani taasi oo ay ka soo qeyb-galeen in ka badan 10 hoggaamiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Hawlgallada Socda Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo wareysi uu siiyay Goobjoog News ayaa wuxuu kaga hadlay ujeedka safarro uu maalmihii dambe ku bixinayay degmooyin ka kala tirsan gobollada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Soo Barakacay Shabeellaha Hoose Ayaa Soo Gaaray Kaxda, Muqdisho Qoysas hor leh oo ka soo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka shabeellada hoose oo dhawaan ay duqeymo ka dhaceen ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho. Dadkani ayaan xilligan heysan…