1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeyn Kale Ka Fuliyay Puntland, Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in ay hal qof ku dileen weerar ay ku qaadeen Daacishta ku sugan waqooyi bari ama Puntland. Kooxda Daacish oo ku cusub gudaha Soomaaliya ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb-galaya Caleemo-saarka Kenyatta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan ku sugan dalka Kenya si uu uga qeyb-galo caleemo-saarka Uhuru Kenyatta oo mar kale ku guuleystay Doorashadii ku celiska aheyd ee dhawaan ka dhacday dalka kenya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Faransiiska Macron Oo Booqasho Ku Maraya Afrika Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqasho ku mari-doona qaar ka mid ah wadamada qaaradda Afrika oo ay ka mid yihiin Burkina Fasko, Ghana iyo Côte d’Ivoire sida ay sheegtay wakaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Indonesia Oo Dadka ka Daad-gureynaya Jasiiradda Baali Madaxda dalka Indonesia ayaa awood uga daad-gureynaya dadka diiday inay ka fogaadaan jasiiradda Bali taasi oo la filan karo inay ka qaraxdo foolkaanyo. Tobanaan kun oo qof oo ag deganaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Finland: Waxaan Taageernaa UNFPA, Ciidamada Qalabka Sida Iyo Booliiska AMISOM Tarja Fernández oo ah safiirka Finland ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaan weydiinay nooca taageero ee dowladdeeda bixiso? Ms Fernández oo arrintaasi ka hadleyso waxaa ay ku…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Soo Dhaweynta Wafdiga Djibouti Iyo Khudbadaha Abshir Bukhaari, Jawaari Iyo Xumud Aqalka sare ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay wafdiga uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti mudane Maxamed Cali Xumud. Xafladdan oo sidoo kale uu joogay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: 11 Milyan Oo Caruur Yemeniyiin Ah Oo Gargaar U Baahan, 5 Kun Ayaa Dhimatay Hey’adda UNICEF ayaa axaddii sheegtay in illaa 11 Milyan oo caruur Yemeniyiin ah ay u baahan yihiin gargaar banii’aadamnimo oo degdeg ah. Sida uu sheegay Geert Cappelaere oo ah madaxa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ah Ee Aqalka Sare Iyo Wafdiga Baarlamaanka Djibouti Oo Kulan Yeeshay Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah u sameeyay wafdi ka socda baarlamaanka Djibouti, kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro: Noocyada Kala Duwan Ee Gabood-fallada Haweenka Loo Geysto Iyo Waxa Ka Dhasha Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sharciga la marsiin-doono sarkaal lagu eedeeyay in uu kufsaday gabar 16 jir ah. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo arrintaasi ka hadlay waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Oo Loo Magacaabay Wasiirka Gashaandhigga Waxaa goordhaw Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan loo magacaabay in uu noqdo wasiirka gashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa horay waxaa uu November 2016-kii uga mid…