1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Islaamku Ma Ogola Dad Aan Waxba Galabsan in La Xasuuqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa culimada Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay dadka ugu wacyi-geliyaan howlaha qaranka “Culamadeennu waa ku mahadsan yihiin howsha ay qabteen, in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyaan Ku Jiray Al-shabaab Oo U Cararaya Dalkooda Sida ay sheegayaan saraakiil xagga amniga ah, Kenyaan badan oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab ayaa u cararaya dhanka xadka Kenya kadib duqeyn ay ciidamada Mareykanka halkaasi ka fuliyeen. Kooxaha Kenyaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xariiri: Ma Aqbali Karno Go’aamada Xisbullahi Ee Ka Dhanka Ah Dalalka Walaalaha Ah Ra’iisulwasaaraha Lebanon Sacad Al Xariiri ayaa sheegay inuusan aqbali doonin go’aamada ururka Xisbullahi ee taabanaya ama saameynaya amniga dowladaha carbeed. Bayaanka uu soo saaray Xariiri ma uusan ku cadeynin dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadda Uu Golaha Shacabka Ka Jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Djibouti Xumad Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Djibouti Maxamed Cali Xumad oo maanta khudbad ka jeediyay aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay socdaalka isaga iyo wafdigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Baraha Bulshada Oo Ku Dhawaaqay Tallaabooyin Cusub oo Muhiim ah Shirkadaha Facebook, Google iyo Twitter ayaa Khamiistii lasoo dhaafay si wadajir ah ugu dhawaaqay iney ilaalin doonaan “Trust Project” oo ah barnaamij cusub oo loogu talogalay in dadka akhristayaasha ah…
32 daqiiqo Sheeko:Dalka Hindise Sharciyeedka Argigixisada: fal-argigixiso, koox argigixiso, Ku Biirista Iyo Awoodaha Baarista Iyo Xirista Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa arbacii hore waxaa uu golaha shacabka horgeeyay hindise sharciyeedyka la-dagaalanka argagaxisada . Hindise sharciyeedkan waxaa uu ka hadlayaa:…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanka Wisil Oo Laga Hirgeliyey Iskuulkii Ugu Horreeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah- furayey goob waxbarasho oo laga hir-geliyey deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Degaanka Wisil ee gobolka Mudug ayaa markii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Burcad Badeed Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Seychelles Sida uu sheegay mas’uul u hadlay xabsi ku yaallo Seychelles, waxaa khamiistii halkaasi lagu xiray 6 ka mid ah burcad badeedda Soomaalida kuwaas oo lagu helay falal burcadnimada ah oo…
3 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Warbixinta Guddiga Maaliyadda Ee Xisaab Xirka Miisaaniyad Sanadeedka 2016-ka Guddiga maaliyadda ee golaha shacabka ayaa soo saaray warbixintooda ku aadan xisaab xirka miisaaniyad sanadeedka 2016-ka, iyada oo soo bandhigay in ay kala duwan yihiin, lacagaha ay dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Muumina Sheekh U Ansixiyay Guddiga Dastuurka ee Madaxa Bannaan Kulanka golaha wasiirrada ee Khamiistii, waxaa lagu ansixiyay Mumina Sheikh Cumar si ay ka mid noqoto Guddiga Dastuurka ee Madaxa Bannaan. Wasiir ku xigeenka Dastuurka Xussein Cabdi Cilmi ayaa golaha wasiirada…