3 daqiiqo Sheeko:War Somaliland: Madaxweynaha La Doortay, Maxaa Hor-yaalla, Maxaase Laga Filayaa? Madaxweynaha la doortay 13kii bishan November Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa hor-yaalla arrimo dhowr ah oo u baahan in muhiimadda koowaad uu siiyo isaga iyo xukuumadda cusub ee uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga Carbeed Oo Dib U furaya Dekadda Iyo Garoonka Sanca Isbaheysiga Carbeed oo uu hogaaminaayo Sacuudiga ayaa sheegay in ay furi-doonaan dekadda iyo Garoonka magaalada Sanca maanta oo khamiis ah si ay u maraan kaalmooyinka gargaar ee la gaarsiiynayo dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Qaraarka Canshuurta Gunnooyinka Iyo Wasiirka Amniga Oo Akhriyay 2… Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta yeeshay kulanka 32aad ee kalfadhiga 2aad, waxaa shir guddoominayey Maxamed Cusmaan Jawaari. Ajendaha kulanka waxaa uu ahaa: Qeybinta xisaabcelinta gargaarka degdega ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 10-ka Hoggaamiye Ee Xillgan Ugu Waqtiga Dheer Qaaradda Afrika Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xuriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka mid ahaa madaxda ugu waqtiga dheer adduunka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muxuu Xanuunku Ugu Badan Yahay Madaxa Marka Loo Eego Xubnaha Kale ee Jirka? Daraasad Cusub Daraasad lagu sameeyay jiir ayaa muujineysa in dareenka xanuunku ku badan yahay madaxa iyo wajiga marka loo eego xubnaha kale ee jirka, iyaddoo sababtuna tahay goob goonni ah oo maskaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Xariiri Oo Dib Ugu laabtay Lebanon Ra’iisulwasaarihii is-casilay ee dalka Lebanon Sacad Xariiri ayaa ku laabtay magaalada Beirut, waana markii ugu horreysay uu ku laabto dalkiisa tan iyo markii uu shaaciyey inuu iska casilay xilka 4…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raalli-gelin: Akhirstayaasha Goobjoog News Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda sharafta leh ka raagelineysaa qoraal cinwaankiisu ahaa “Hadaad Laangaab Tahay Ha Noqon Maangaab” oo uu soo qoray akhristaha Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim) oo ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada Somaliland, waxaa ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi, Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka: Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19% Xisbiga Wadani ayaa helay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Amanda Roach Oo Ah Qunsul Ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka Oo Goobjoog Kala Hadashay Lottery-ga Waxaa haatan Muqdisho ku sugan Amanda Roach oo ah qunsul ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka ee Nairobi, Hadaba, Axmedweli Xuseen oo ah tifaftiaha Radio Goobjoog oo wareysi gaar ah la yeeshay ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wereysi Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Maanta waxaa Soomaaliya laga xusayaa maalinta macalinta, waxaa ay xaflado ka socdaan Xalane iyo meelo kale oo Muqdisho ah. Hadaba, Goobjoog News ayaa arrinta macalinta kala hadashay Macalin Maxamed Calasow…