Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go’aanka golaha shacabka ee arrinta Cabdikarim Qalbi-dhagax iyo Jabhadda ONLF. Afhayeenka ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge,…