1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta Oo Ka Shiraya faragelinta Iran Wasiirada arrimaha dibadda ee carabta ayaa maanta kulan degdeg ah yeelana kaasi oo Sacuudiga uu dalbaday, waxaana looga hadli-doonaa sida ay Iran u la dhaqanto bariga dhexe. Saacado ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Saacad La Soconeyso Xaaladaha Bukaanka Koox cilmi-baarayaal ah ayaa waxaa ay soo saareen saacad Smart ah, taasi oo kormeereysa xaaladda qofka bukaanka ah maalintii oo dhan, taasi oo lagu tilmaami karo hab cusub oo lagula…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Dadka Sida Tartiibta Ah Wax U Cuno Ma Cayilaan Daraasad cusub ayaa sheegeysa in dadka cuntada tartiib u cuna ay yihiin kuwa aan cayilin. sidoo kale dadkaani kuma dhacaan cudurada loo yaqaano Metabolic Syndrome. Metabolic Syndrome: waa koox cuduro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Masar: Biyaha Webiga Nile Waa Nolol Iyo Geeri Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi oo sabtidii ka hadlayey mashaariic uu furayey ayaa wax laga weydiiyay arrimaha biyaha iyo dhismaha biyo-xireenka“Al-nahda” ee dalka Itoobiya. Cabdifitaax al-sisi waxaa uu digniin u diray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Rabshado Ka Dhacay Hargeysa Iyo Burco Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa sheegay in 3 ruux iyo 19 askari ay ku dhaawacmeen rabshadahaasi Wasiir Xaashi…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Zakariye Oo Soo Jeediyay In Qalbi-dhagax La Soo Celiyo, Mar Dambana Aan Soomaali Ah La Dhiibin Xilibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo maanta ka hadlay kulanka golaha shacabka ee arrinta Qalbi-dhagax ayaa soo jeediyay labo, mid an in la soo celiyo Cabdikarim Qalbi-dhagax iyo midda ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warbixinta Iyo Go’aanka Guddiga Golaha Shacabka Ee Qalbi-dhagax Iyo ONLF Guddiga golaha shacabka u saaray arrinta heshiisyada dowladda, Qalbi-dhagax iyo ONLF ayaa maanta warbixin 80 bog ah hor-keenay golaha. Warbixinta labada qodob ee ugu muhiimsan waa dhiibista Cabdikarim Qalbi-dhagax iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Federaalka Ah Oo Isku Raacay In Qalbi-Dhagax Dhiibistiisu Aheyd Qalad Golaha shacabka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulankooda maanta qaatay go’aan ka dhan ah midka ay horay xukuumadda ugu dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax. Golaha Shacabka ayaa dood ka dib ansixiyey warbixintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waddani Iyo Guddiga Doorashada Oo Is Afgarad Gaaray Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo Musharraxa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxay si wada jir ah warbaahinta ugu sheegeen in is afgarad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deymaha $5 billion Ee Soomaaliya, Halkee Ka Yimaadeen, Yaase Ku Leh? Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa hirgelinta barnaamijka NFD, kaas oo hirgelintiisa ay ku xiran tahay barnaamijyo badan sida wax ka qabashada faqriga iyo in laga cafiyo…