2 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Maanta Laga Filayo Guddiga Xaqiiqo-raadinta Ee Qalbi-dhagax Sida ay Goobjoog News u sheegay qaar ka tirsan Xildhibaannada golaha shacabka waxaa maanta la filayaa guddigii golahu u saaray in ay soo baaraan go’aankii xukuumadda federaalka ah ku dhiibtay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Rabshadaha Ka Dhacay Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo? Tan iyo markii ay dhammaatay codbixinta doorashada Somaliland waxa si wayn looga dhur sugaayay natiijada codbixinta doorashada oo guddida doorashadu ay sheegeen in ku dhawaaqisteedu ay qaadan karto shan illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliayaha Booliska Somaliland Oo Ka Digaya Rabshado Amniga Wax U Dhimaya Taliayaha ciidanka booliska Somaliland Jeneral Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo ay ka dhaceen rabshado isla markaana ciddii nabad-galyada wax u dhinta ay gacan adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Rabshadaha Doorashada Somaliland Hal ruux ayaa geeriyooday lix kalena way dhaacwmay kaddib markii rabshado dhex maray dad shacab ah iyo ciidanka boolisku ay ka dhaceen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer – sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Cirro Oo Sheegay In Aaney Aqbali-doonnin Cod Xaaraan ah in ay Cidina Ku Badiso Musharraxa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay goordhaweyd magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay aqbali doonnaan doorasho xor oo xalaal ah hase ahaatee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waddani Oo Joojiyay Wada-shaqeyntii Uu La Lahaa Guddiga Doorashada Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo warbaahinta goordhaweyd kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay joojiyeen wada-shaqayntii ay la lahaayeen guddida doorashooyinka Somaliland kaddib markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddiga Doorashada Somaliland Oo Sanaadiiqda Oo Dhameystiran La Wareegi-doona 24ka Saac Ee Soo Socda Afhayeenka guddiga doorashooyiinka Soomaliland Saciid Cali Muuse ayaa sheegay in gollabada jidka ku soo jiraan, Jimcahana la soo gabagabeyn-doono. Saciid Cali Muus waxaa uu intaasi ku daray Sanaag, Sool iyo Saaxil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe Madaxweyne Robert Gabriel Karigamombe Mugabe waxaa uu dhashay sanadkii 1924 waxaa uuna ka dhashay qoys sabool ah . Waxbarashadiisa Robert Gabriel Karigamombe Mugab,markii uu dhameystay waxbarashadiisa asaasiga ah waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Ka Hadlay Xaaladda Zimbabwe Madaxweynaha Ururka Midowga Afrika Moussa Faki Maxamed oo ku sugan mgaalada Washington, D.C. ayaa sheegay in ururka uusan aqbaleyn awood walba oo lagu maquuniyo Zimbabwe oo aan waafaqsaneyn dastuurka. Moussa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Waxbarashada Federaalka Ah Iyo Amin Ambulance Oo Heshiis Gaaray Wasaarada waxbarashada Soomaaliya Iyo Amiin Ambulance ayaa heshiis iskaashi ka gaaray arrimaha la xiriira tababarka ardeyda iyo gargaarka degdegga ah. Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare mudane Cabdiraxman Daahir Cismaan oo…