1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Lebnon Oo Sheegaya In Xariiri Xiran yahay Iyo Macron Oo La Hadlay Madaxweynaha Lebanon Michel Coun ayaa ku eedeeyay Sacaduudiga in ay xireen ra’iisulwasaare Sacad Xariiri kadib markii si kadis ah xilka iskaga casilay isaga oo ku sugan Riyaadh. Ra’iisulwasaaraha ayaa shaqada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeeyay Dagaal-yahannada Al-shabaab Ciidamada Militariga Mareykanka waxaa ay duqeyn hor-leh ka geysteen Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay dileen dagaal-yahanno Al-shabaab ah. AFRICOM waxaa ay intaasi ku dartay in 28 weerar oo cirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Aadan Ogeyn Ee Farmaajo iyo Maryan Qaasim Dr. Maryan Qaasim Axmed, Wasiirkii gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Federaalka ee maanta is-casishay, ma aheen wasiir la iska magacabay, ee haddii siyaasadda xulufo, garab iyo maslaxad taqaano haweeneydan ayaa cinwaan u aheyd,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Caruurta Ayeeyo Koriska Iyo Kool-koolinta Laga Badiyo Oo Caafimaadkkooda Loo Baqo Cilmi baarayaal ayaa sheegay kool-koolinta faraha badan ay ku sameeyaan waalidiinta ilamaha ay awoowaha ama ayeeyada ay u yihiin inay ku yeelato saameyn caafimaad ee togan. Cilmi-baaristaan lagu sameeyay jaamacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wararka Been Abuurka Ah Oo Lagu Baahiyo Baraha Internetka Ayaa Saameeyay Doorashooyinka 18 Dal Daraasad ay sameysay mu’asasada Freedom House oo xarunteedu tahay dalka Mareykanka ayaa waxaa ay sheegtay in wararka been abuurka ah ee lagu baahiyo baraha Internetka ay saameeyeen doorashooyinka 18 dowladood.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Korjoogayaasha Oo Sheegaya Inay Codeeyeen Caruur, Waayeel La Qalday Iyo Wadani Oo Xarig, Jirdil Iyo Isdaba-marin Ka Sheeganaya Korjoogayaasha caalamiga ahaa ee doorashada Somaliland ayaa qoraal hor-u-dhac ah oo ay soo saareen waxaa ay guud ahaan ku tilmaameen qaabka ay doorashadu u dhacday mid wanaagsan. Kooxdan ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Shan Ruux oo Loo Qabtay Qaraxii Zoobe Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada dad lagu tuhnsan yahay qaraxii 14-kii bishii la soo dhaafay Octoober ka dhacay isgoyska Zoobe, ka dib baaritaano dheeri ah oo ay sameeyeen Hay’adaha…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Bil Kadib Qaraxii Zoobe…Mala Qaaday Falcelintii Loo Baahnaa? Muddo bil ah ayaa laga joogaa qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe, in ka badan 1000 qof ayaa ku waxyeeloobay, 31 maalmood kadib maalintaasi waxaa ay su’aal ka taagan tahay ma…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yusuf Garaad Oo Aqalka Sare Uga Jawaabay Siyaasadda Wasaaradda, Xiisadda Khaliijka Iyo socdaalka Wasiirka arrimaha dibadda Yusuf Garaad Cumar ayaa maanta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya uga jawaabay oraah su’aaleed la xiriira shaqada wasaaradda. Kulan uu shir guddoominayey guddoomiyaha 1aad ee aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo 5 Weerar Ka Geysatay Soomaaliya 5tii Maalmood Ee Ugu Dambeysay Sida ay sheegayaan hoggaanka ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, sanadkan 2017ka waxaa ay ciidamadooda qaadeen weeraro ka badan kuwii sanadkii hore, Sida afhayeen u hadlay AFRICOM uu u sheegay wakaaladda Associated…