1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Maamulka Oo Shaqaalaha Rayidka Ah Fasaxay 3 Maalmood Kulan ay sabtidii isugu yimaadeen tiro ka mid ah guddida sare ee hay’adda shaqaalaha Somaliland ayaa lagu shaaciyay wargelinta maalmo fasax ee shaqaalaha maamulka Somaliland, kaas oo shaqada kaga fasax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Laga Helay Xabaalo Wadareedyo Ay Ku Jiraan Meydad Badan Madaxda Ciraaq ayaa waxaa ay heleen xabaalo wadareed ay ku jiraan ugu yaraan 400 oo Meydad meel u dhow magaalada Hawija taasi oo laga saaray bishii la soo dhaafay Daacish.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Lebanon Oo Ugu Baaqay Sacuudiga Inay Cadeeyaan Sababata Ay U Heystaan Sacad Xariiri Madaxweynaha dalka Lebanon Michel Cown ayaa ugu baaqay boqortooyada Sacuudiga inay caddeeyaan sababta ra’iisulwasaaraha Lebanon uu ugu soo laaban la’yahay dalkiisa, kaasi oo hadda ku sugan magaalada Riyaadh ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Doorashada, Aqbalaadda Natiijada Iyo Digniinta Puntland Murashaxiinta 3-da ah ee doorashada Somailand oo kulan maanta la yeeshay guddida doorashooyinka Somaliland waxaa ay warbaahinta u sheegeen in ay ku qanci doonnaan natiijada ka soo bixi-doonta codaynta doorashada. Faysal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Korjoogayaasha Caalamiga Ah Oo Loo Kala Diray Gobollada Somaliland Korjoogayaasha caalamiga ah ee kormeeri doonna habsami u socodka doorashada Somaliland ka dhici doonta 13ka bishan November ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxaa ay ku sheegeen in dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Qiimaha Khudaarta Oo Sare Ugu Kacay Sababo La Xiriira Roobka Iyo Isbaarada Magaalada Baydhabo muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay hor-u-mar ka sameysay dhinacyada ganacsiga, xoogsatada suuqyada khudaarta lagu gado intooda badan waa dumar. Dumarka iibiya khudaarta ee ku nool magaalada Baydhabo ayaa …
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Biyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 28aad, kalfadhiga 2aad. Kulanka oo ay soo xaadireen 150, waxaa shir guddoominayey afhayeenka golaha Maxamed Cusmaan Jawaari…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Elektaroonikada Oo Noqon Doona Qeyb Ka Mid Ah Jirka Bani’aadanka Jennifer Farstad oo ah khabiir iyo maalgashade u dhalatay dalka Mareykanka ee dhanka hal-abuurka, ayaa fileysa in jirka aadanaha lagu beero elektarooni ay tahay arrin aan laga fursan doonin mustaqbalka dhaw.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Saciid Cali Muuse Oo Goobjoog Uga Warramay Qaban-qaabada, Cod-bixinta, Kor-joogayaasha Iyo Guud Ahaan Doorashada Somaliland Saciid Cali Muuse oo ah afhayeenka guddiga doorashooyinka Somaliland oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga doorashada ka faa’ideysanayaan ardeyda jaamacadaha. “Habkii doorashada sidaad la socotaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Ka Baro Dalalka Ugu Badan Ee Caafimaadka Lacagta Ku Bixiya Ururka iskaashiga dhaqaalaha iyo hor-u-marinta ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay kaalinta 1aad uga jirto dowladaha qarashka badan ku bixiya dhanka caafimaadka. Mareykanka ayaa waxaa uu ku bixiyaa caafimaadka qarash…