1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Adis Ababa Waxaa Ay Ka Shaqeyneysaa Xoojinta Kobaca Dhaqaalaha Iyo Dimoqaraadiyadda Somaliland Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland in doorashooyinka loo qabto si xor ah oo ay ku dheehantahay hufnaan iyo nabadgelyo. Hadalka wasiirka Itoobiya ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Ajendaha Oo Laga Dhigay Ansixinta Hindise Sharciyeedka Biyaha Waxaa maanta lagu wadaa in uu dhaco kulan caadi ah oo ka tirsan kullamada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha ayaa la sheegay in uu yahay cod u qaadista ansixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Putin Oo Ka Wada Qeyb-galaya Shirka Dhaqaalaha Ee Asia-Pacific-ga Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gacan galiyey dhiggiisa Ruushka Fladmiir Putin intii lagu guda jiray casho sharafeed lagu qabtay xarunta madasha dhaqaalaha dowladaha Aasiya iyo badweynta hindiya ee Fiidnaam. Labadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Somaliland: Somaliland Oo La Xayiri-doono Social Media 13-ka Bisha Wixii Ka Dambeeya Iyo Garyaqaan Sharci-darro Ku Tilmaamay Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxay sheegeen in baraha bulshada ku wada xidhiidho ee internetka laga xidhi doono guud ahaanba Somaliland laga bilaabo lixda fiidnimo ee 13 bisha November oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuse Biixi Cabdi Muuse Biixi Cabdi, waa mid ka mid ah murashaxiinta doorashada Somaliland, waa murashaxa ugu dambeeyay ee taxana Taariikh Nololeedka ay Goobjoog News ka diyaarisay murashaxiinta Somaliland. Muuse Biixi Cabdi: Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Doorashada Somaliland: Wax Ka Baro Murashaxiinta, Cod-bixiyeyaasha Iyo Korjoogayaasha 13ka bishan November, Somaliland waxaa ka dhici doonta doorashadii saddexaad oo dadku ay dooranayaan madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen. Codbixiyeyaasha: Doorashadan oo laba jeer oo hore dib u dhacday ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yusuf Garaad: Cabdulqawi Waxaa Uu Ku Guuleystay Galaangal Ay Sameysay Dowladda Federaalka ah Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ayey mar kale Q.M u dooratay in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda cagliga adduunka ama ICJ. Mr. Cabdulqawi,waxaa uu maxkamadda ka tirsanaa tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Saxaafadda Somaliland oo Hargeysa lagu Gabagabeeyay Kulankan oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Hargeysa ayaa ahaa shirka sanadlaha ah ee saxaafadda Somaliland iyo xuska maalinta saxaafadda Somaliland. Waxaana kasoo qayb-galay saxafiyiin ka kala socotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xalane Oo Aan 5 Maalmood Loo Shaqo-tagi-doonin, Baaritaan Iyo Diwaan-gelin Ayaa Soconaya AMISOM ayaa qoraal ay soo saartay maanta ku sheegay in dhammaan wax alle wixii shaqo ah oo ka socday Xalane la joojiyay maalmaha 9-13, November 2017-ka. Qoraalka Waxaa Ugu Muhiimsanaa: AMISOM…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Iyo Suuriya Kadib….Daacish Halkee Ku Sii Jeedaan?! Jabka Daacish ka raacay Ciraaq iyo Suuriya iyo ka bixitaankooda sida Muusil(July 10, 2017 ) iyo Raqqa(October 17, 2017) waxaa ay soo dedejisay su’aalo badan oo ay ka mid yihiin…