1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro Cabdiraxmaan Cirro oo ah murashaxa xisbiga Wadani ee doorashada Somaliland ka dhaceysa 13ka bishan, waxaa uu ku dhashay Hargeisa 1955. Waxbarashada: 1985-1988: wuxuu ka baxay SIDAM Muqdisho 1983-1985: SIDAM, Bachelor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Sheegeysa In Daacishta Waqootiga Soomaaliya Ay Badanayaan Warbixin ay soo saartay Qaramad Midoobey waxaa lagu sheegay in Daacishta ka jira waqooyiga Soomaaliya ay ku bilowdeen tobaneeyo hadana ay ka badan yihiin 200, warbixintan waxaa ay soo baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Laga Qabsaday Magaalo-weyn Tii Ugu Dambeysay Syria Wararka ka imaanaya dalka Suuriya waxaa ay sheegayaan in Asad iyo xulafadiisa aya Daacish ka qabsadeen magaalo-weyn tii ugu dambeysay ee Islaamiyiinta ay ka talin jireen, Ciidamo ka socda Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadaha Masar iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Sharma-El-sheekh ee dalka Masar kula kulmay ra’isul wasaaraha dalkaasi Shariif Ismaaciil. Mahdi oo ka qeyb-galaya shir dhalinyarada caalamka ayaa arabacadii Sharif kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda IRN Ee Qaban-qaabineysa Shirka Maalgeshiga Shidaalka Oo U Jawaabtay Dowladda Shirkadda International Research Network ayaa waxaa ay soo saartay war saxaafadeed ku aadan shirka Somalia Oil, Gas and Mining ee lagu wado in uu dhaco March 2018 Shirkadda waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Saxaafadda Somaliland Ayaa Ka Furmay Hargeysa Shirkan oo laba maalmood socondoona ayaa waxaa ka soo qayb-galay ku dhawaad boqol saxafi oo ka kala socday dhammaan gobollada Somaliland. Sidoo kale, waxa kulankan kasoo qayb-galay xubno ka socday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Duqeymaha Mareykanka Oo Sii Kordhaya Iyo Sida Loo Marin-habaabiyo Sirdoonkooda Duqeynta bishan ka geysteen ay Mareykanka bariga Soomaaliya waxaa ay qeyb ka tahay siyaasadda cusub ee Pentagon-ka ee la xiriira la dagaalanka argigixisada, waxaa kale oo jira walaac la xiiira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M: Sacuudiga Waa In Uu Furo Waddo Gargaar Lagu Gaarsiiyo Dadka Reer Yemen Qaramada midoobay iyo hay’adda bisha cas ayaa ugu baaqay isbaheysiga carbeed oo uu hoggaamiyo dalka Sacuudiga in ay dib u furaan waddooyinka gargaarka lagu gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan Yemen,…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Twitter Oo Si Rasmi Ah U Kordhisay Tirada Xarfaha Shirkadda Twitter ayaa Talaadadii si rasmi ah ugu dhawaaqday in tirada xarfaha loo adeegsado gudaha barta laga dhigay 280 xaraf, kadib markii lagu guuleystay tijaabooyinkii shirkadda ee labadii bilood ee ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Labo Maalin Ah Oo Looga Hadlayo Maalgelinta Tamarta oo Muqdisho ka furmay Madasha loogu magac daray tamarta-waarta ee dalka oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Dowlada Soomoaliya oo kaashanaysa hey’adda Qaramada Mioobay u qaalisal horumarinta Mashaariicda ee UNDP…