1 daqiiqo Sheeko:War Mooshin: Xildhibaanno Sheegaya In Eex Iyo Musuq Ka Jiro Guddiya GSHS Iyo Xubnaha Matala Urur Goboleedyada Waxaa Isniintii golaha shacabka la hor-keenay mooshin lagu dalbanayo dib-ugu-noqoshada guddiyada golaha shacabka iyo guddiyada golaha uga midka ah urur goboleedyada. Mooshinka waxaa lagu sheegay in guddoonka golaha shacabka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Minnesota: 4 Soomaali Ah Oo Qarka U Saaran In Lagala Laabto Dhalashada Mareykanka Iyo Xuquuqda Waaxda cadaaladda Mareykanka ayaa baaritaan ku bilowday isniintii 4 Soomaali ah oo aha reer Minnesota looga laaban lahaa dhalashada Mareykanka kadib markii lagu eedeeyay in ay isticmaaleen warqado aqoonsi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Mareykanka Oo Dib-u-bilaabay Fiisayaasha Mareykanka ayaa dib u bilaabay soo saarista visaha dal-ku-galka ee Turkiga isaga oo sheegay inuu la kulmay dammaanad-qaad ku saabsan nabadgelyada shaqaalaha ergada iyo diblomaasiyinta ku sugan Turkiga ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Aad Ayaa Ugu Kalsoonahay Boqor Salmaan iyo Dhaxal Sugihiisa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaanay boqorka Sacuudi carabiya Salmaan binu Cabdul Caziiz iyo dhaxal sugihiisa Maxamed Binu Salmaan, arrinkaani ayaa yimid ka dib markii ay ku dhaqaaqen madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharma el-Sheekh: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Oo Qeyb-galay Shirka Dhalinyarada Adduunka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa ka qeyb-galaya shirka dhalinyaradda Aduunka kaas oo looga hadlo xaalada dhalinta iyo sidii looga wacyi galin lahaa arrimaha Tahriibka iyo xagjirnimada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Jabtada Oo Lagu Wareeray, Maxaa Keena? Daraasad cusub ayaa sheegeysa in dadka qaba cudurka jabtada ee dalka Australia ay kor u kacday 63% shantii sano ee la soo dhaafay. Cilmi baarayaasha daraasaddaan diyaariyey oo u dhashay Australia…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Khudbadaha Aqalka Sare Ay Ka Jeediyeen Madaxweynaha Maamul Goboleedyada Kulanka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah oo uu shir guddoominayey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) waxaa maanta marti ku ahaa madaxweynayaasha maamul goboleedyada. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la horkeenay akhrinta 2aad mari-doona hindise sharciyeedka biyaha. Sharcigan waxaa isbadal lagu sameeyay qodobo badan oo ku jiray sida heerka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 7 Qodob Oo Ay Ka Simman Yihiin Dalalka Lebnon Iyo Soomaaliya Kadib is-casilaadda ra’isul wasaarihii lebnon Sacad Al-xariiri, faragelinta uu ka sheegtay in dalal badani ku hayaan Lebnon iyo isku-deyga dil uu ka badbaaday kadib markii xukuumadiisa ku guul-dareysatay hub ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare: Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Oo Hor-tagaya Waxaa maanta lagu wadaa in aqalka sare uu ka dhaco kulan muhiim ah oo ay ka soo qeyb-galayaan 5ta hoggaamiye ee ugu sareeya maamul goboleedyada federaalka ah ee Soomaaliya. Aqalka…