3 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Laga Rabaa Qatar? Dunida ama shaqsiga ilbaxa ah waa uu garanayaa natiijada iyo halka uu ku dambeyn doono is qab-qabsiga Carabta gaar ahaan Cadaadiska Qatar/Qadar lagu haayo. Mareykanka si gaar ah D. Trump…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Gaaska Laga Helay Dhulka Soomaalida Itoobiya Dhoofin Ku Bilaabi-doonta 2019-ka Shirkadda China Poly Group ayaa la sheegayaa in bilaabeyso dhoofinta gaaska dabiiciga ah ee laga soo saaray dhulka Soomaalida Itoobiya bartamaha sanadka 2019ka, sidaasi waxaa sheegay wasiirka Petrolka dalka Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:War Gaas Oo Baarlamaanka Labada Aqal Kala Hadlay Arrimaha Fedelism-ka, Qeybiga Kheyraadka Iyo Arrimo Kale Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 10aad ayaa xalay kukan gaar ah ku yeeshay magaaladsa Muqdisho. Kulankan waxaa looga hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Kasoo Dhaqaaqay Luuq, Kuna Soo Jeeda.. Ciidamada Itoobiya ee soo gaaray degmada Luuq ayaa goorshaw u dhaqaaday dhinaca gobolka Bay oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka Gedo,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlay Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Ah iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Shirka wadatashiga dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo si aan kala go’ laheyn Muqdisho loo fadhiyay muddo 4 maalmood ah ayaa galabta la guda-galay arrimo la xiriira amniga, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNESCO Konfur-America Ku Taallo Oo Aqoonsatay Jaamacado Soomaaliyeed Layaab ma aha inaad aragto magaca UNESCO oo hay’ado kale oo adduunka ah ay la baxayaan, UNESCO , hay’adda soo daabacday 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed, waa magaca u dhigma kan hay’adda Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ciidamo Itoobiya Iyo Gaadiidka Dagaalka Oo Ka Soo Gudbay Doolow Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka Gedo, Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan 35 gawaarida dagaalka ah iyo baabuur kale oo nooca taangiyada qaada ah ayaa saaka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Markii 2aad Muddo Bil Teleefan Kula Hadlay Sisi, Kana Dalbaday Taageerada La Dagaalanka Argigixisada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii khadka Telefanka kula hadlay dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirmadaxeedka Dahraan Oo Looga Hadlay Tamarta, Amniga Iyo Ladagaalanka Argigixisada Magaalada Dhahran ee caasimadda Iran ayaa waxaa ka furmay shir madaxeed u dhaxeeya madaxda dalalka Ruushka ,Iran iyo Azerbaijan. Vladimir Putin ayaa waxaa uu la kulmi doonaa hogaamiyahay ruuxiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Aqalka Sare Ka Codsaday In La Xisaabtanka Looga Bilaabo Sanadka Dambe Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Xil. Dr. Iiman Cabdullahi Cali oo maanta hortagay golaha aqalka sare ayaa Xildhibaannada uga warbixiyay waxqabadka wasaaradda, isaga oo weydiin oraaheed uga jawaabay illaa 15…