6 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga Oglan Bekar Oo Goobjoog Uga Waramay Mashariicda Ay Fuliyaan Iyo Taageerada Ay Siiyaan Soomaaliya Turkiga waxaa uu ka mid yahay dalalka xiriirka soke la leh Soomaaliya, waxaa ay Muqdisho ka hirgeliyeen mashaariic aad u badan, waxaa ay sidoo kale Soomaaliya ka taageeraan ciidanka. Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka CPJ: Soomaaliya Oo Kaalinta 1aad Ka Gashay Goobaha Aan Lagu Ciqaabin Dilaaga Saxafiga Waxaa sanadkii 10aad la soo saaray qiyaasta saxafiyiinta sida gar-darada ah loo bartilmaameedsado, 7 dal ayaa ku jira sanadkan iyo sanad walba, Soomaaliya ayaa sanadkii 3aad oo isku xiga noqotay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soomaaliya Ku Wareejiyay 450 Qori, Nooca “MPT-76” Dowladda Turkiga ayaa xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay hub gaaraya 450 qori oo ah nooca “MPT-76” kaasi oo ciidamada qalabka sida ee Turkiga ay u isticmaali jireen howlgallada la xiriirka la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka New York: 8 Qof Oo Ku Dhimatay Kadib Gaari La Dul-mariyay Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 12 kalana waxyeello ayaa soo gaartay ka dib markii nin wada baabuur xamuul ah uu xoog ku soo jiiray wado ay maraan dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare Oo Ka Furay Machadka Indhoolayaasha Galmudug Senator Abshir Maxamed Axmed “Bukaari“ oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa Isniintii waxaa uu magaalada Cadaado oo haatan ah xarunta KMG ahaa ee maamulka Galmudug ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Qiimaha Shidaalka Dunida Oo Sare U Kici Doona Sanadka 2018 Bangiga Adduunka ayaa saadaaliyay in ascaarta shidaalka dunida uu sare u kici doono sanadka soo socda ee 2018ka Waxa uu sheegay Bangigu in qiimaha halkii barmiil ama fuusto uu gaari doono…
2 daqiiqo Sheeko:War Jawaari Oo Khartuum Uga Qeb-galaya Shirka Baarlamaannada Carabta Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysiyiin baarlamaannada dalalka Carabta ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta dalka Sudan. Shirkan oo uu si rasmi ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada Oo Dalbaday In Wax Laga Qabto Cabashada Saxafiyiinta Ee Xeerka Saxaafadda Wasaaradaha Warfaafinta Maamul goboleedyada dalka ayaa dalbaday in baarlamaanka federaalka ah aan la horgeyn sharciga Saxaafada inta qaar ka mid ah warbaahintu sharcigaasi ay ka cabanayaan. Hadalkan ayey wasiiradu waxa…
2 daqiiqo Sheeko:War Odowaa: Maxay u Fuli Waayeen Balan-Qaadyadii Doorashada? Maxaase Qaldan? Maalmahaan waxaa aad la ii weydiiyaa ”maxay u fuli waayeen balanqaadyadii Doorashada? Maxaase qaldan”? Jawaabteydu waxa ay aheyd “wax fudud oo hal jawaab leh ma ahan”. Su’aal 2aad ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Dowlad African ah oo Magacowday Wasaaradda Facebook iyo WatsApp-ka Dowladda Zimbabwe ayaa ku dhawaaqday in la sameeyay wasaarad cusub oo ammaanka electronic-ga ah si looga hortago weerarrada digital ka ah, laakiin muwaadiniinta ayaa sheegaya iney tahay wasaaradda lagu baacsanayo…