1 daqiiqo Sheeko:War UK: Waxaan Caawinnaa Haweenka Soomaalida Ee Ku Jira Baarlamaanka, Bulshada Rayidka Iyo Militariga Ambassador Matthew Rycroft, oo ah safiirka joogtada ah ee UK u fadhiya qaramada midoobey ayaa ka sheegay kulan gaar ah oo golaha ammaanka uga doodeen arrimaha Haweenka, Nabadda iyo Ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washinton Oo Xirtay Nin Lagu Tuhunsanyahay Inuu Ka Qeybgalay Weerarkii Lagu Dilay Safiirkii Mareykanka U Fadhiyey Liibiya Aqalka cad ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay xireen nin xagjir ah oo la aaminsanyahay inuu kaalin weyn ka qaatay weerar lagu qaaday dalka Benghazi sanadkii 2012. weerarkaas oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 17 Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Libya Ugu yaraan 17 qof oo u badan caruur iyo haween ayaa ku dhintay weerar cirka ah oo ay ku qaadeen diyaarado aan haybtooda lagaraneynin Magaalada Darnah ee dalka Liibiya. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Qabtay Mooshin Amniga Ah Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka Cabdiweli Sheekh Muudey oo maanta shir guddoominayey kulanka golaha shacabka ayaa sheegay in uu qabtay mooshin la xiriira ammaanka dalka kaasi oo ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Axmed Cashara Oo Geeriyooday Cawad Axmed Cashara oo ahaa Xildhibaan horay uga tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka Canada halkaasi uu ku noolaa. Marxuum Axmed Cashara waxaa uu ka tirsanaa jabhadda uu hoggaaminayey…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Ka Baro Xanuunka Dhimirka Xanuunka dhimirka waagii hore waxaa la aaminsanaa in uu yahay cudur ku yimaado qaab dhimir ah oo kaliya, oo uusan aheyn cudur ka muuqdo jirka (Mental rather than as physical…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q. M : 3 Milyan Oo Qof Oo Ku Nool Congo Waxaa ay Qarka U Saaranyihiin Macluul David Beasley oo ah agaasimaha fulinta barnaamijka cuntada aduunka ee raacsan qaramada midoobay ayaa sheegay in ku dhawaad 3 milyan oo qof ay qarka u saaranyihiin macluul,kuwaas oo ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Astana: Wareegii Todobaad ee Wadahadllada Looga Arrinsanayo Suuriya Ayaa Ka Furmay Magaalada Astaana ee caasimadda dalka Kazakhstan waxaa ka furmaya wareegii todobaad ee wadahadallada looga arrinsano xal u helidda dhibaatada Suuriya. Wada hadalladan ayaa waxay socon doonaan muddo labo maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tirada Dhaawacyada Qaraxii Naasahablood 2 Ee Ku Jira Isbitaallada Muqdishu Dad dhaawacyo qaba ayaa la jiifiyay isbitaallada magaalada Muqdisho, Isbitaalka Madiina keliya waxaa la gaarsiiyay illaa 15 ,sida uu noo xaqiijiyay Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Agaasimaha gadiidka gurmadka Amin Ambulance. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Hotel Naasa Hablood 2 Iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax gaari weyn loo adeegsaday ayaa ka dhacay Hotel Naasahablood 2 oo ku yaalla xaafadda Xamar-weyne ee Magaalada Muqdish, waxaana xigay daqiiqado kadib mid kale oo ka dhacay meel aan…