Akhriso: Sooyaalka Khilaafka Dowladda Federaalka Ah Iyo Maamul Goboleedyada Ee 5ta Bil Jirsaday! Sheeko:Dalka Berri oo Axad ah, waxaa lagu wadaa in Muqdisho uu shir ku dhex-maro dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada si looga hadlo khilaaf-ka soo jiitamayey muddo 5 bil ah. Khilaafkan… 12 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Turkiga Oo Ku Heshiishay La Dagaalanka Argigixisada Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Süleyman Soylu iyo wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ku heshiiyey jimcihii in labada dal ay si simman ula dagaalaan argigixisada. Arinkaani ayaa yimid ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Museveni: Uganda 5,000 Oo Ciidan Ayey U Direysaa Soomaaliya…Waa Haddii Lacag Loo Helo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa la sheegayaa in uu ogolaaday in Soomaaliya u soo diro 5,000 oo ciidamo ah, waa haddii sida uu sheegay loo helo lacag iyo qalab ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaarha Spain Oo Kala Diray Baarlamaanka Catalonia Ra’iisulwasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa jimcihii kala diray baarlamaankii Calotonia isaga oo tilmaamay in la qaban doono doorashooyinka gudaha 21 bisha December ee soo socota. Arrinkaani ayaa yimid ka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qisada 5 Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Isgoyska Zoobe Qaraxii 14kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe waxaa uu dhibaateeyay qoysas badan oo Soomaali ah, qoysaskaas oo ka tirsan qeybaha kala duwan ee bulshada. Goobjoog News ayaa warbixintan ku eegi-doonta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caanaha Hooyada oo aan Ku Koobnaan Doonin Caruurta! Waxaa caan ah oo la ogyahay in caanaha hooyadu uu faa’idooyin badna u leeyahay ubadka, waxaa laga helaan maaddo ka hortag ah oo xoojisa habdhiska difaaca jirka yareysana khatarta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Xeryaha Barkacayaasha Oo Laga Sheegayo Dhibaatooyin Banii’aadnimo Qoysas barakacayaal ah oo bilhii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalado bani aadanimo oo isbiirsaday kuwaas oo ay ugu horeeyaan…
5 daqiiqo Sheeko:War 6 Tallaabo oo XF Soomaaliya Looga Fadhiyo Iney Qaado Kadib Musiibada Qaraxii Soobe ee 14 October Waxaa maanta laga joogaa 11-cisho dhacdadii xanuunka badneyn ee 14 October ee ay ku halligmeen dadka tirada badan ee la gaarsiinayo ku dhawaad 800 oo qof oo dhimasho iyo dhaawac…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse Marxuum Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse oo arbacadii ku geeriyooday dalka Mareykanka waxaa uu taariikh dheer ku lahaa ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Marxuum Abshir Haammaan, waxaa uu dhashay 1926, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Agaasime Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Waxbarashada Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare Cabdi Daahir Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray arbacadii ku magacaabay agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo shaqaalahana la siiyay wargelin…