4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Oo Dhageyso: Khudbadda Madaxweyne Gaas Uga Hadlay Horumarka Ka Socda Hey’adaha Dowliga Ah Ee Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta waxaa uu khudbad dheer ka jeediyay xafladda furitaanka kalfadhiga 40aad ee wakiillada Puntland isaga oo ka hadlay howlaha xukuumadiisa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawladda Imaraadka Carabta Oo Qaaday Qaar Ka mid ah Dadkii ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe ka dhacay 14kii bishan kaasi oo ay dad badan ku dhinteen kuwa kalena ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Ka Qeyb galay Furitaanka Kalfadhiga 40-aad ee Baarlamaanka Puntland Xafladda maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, xarunta Puntland ayaa lagu fulay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, Guddoomiyeyaasha labada aqal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : 5600 Oo Ka Tirsan Daacish Waxay Ku Laabteen Wadamadooda Warbixin ay soo saartay xarunta cilmi baarista ee Sofaan oo saldhiggeedu yahay wadanka Mareykanka ayaa waxay sheegtay in waxaan ka yareyn 5600 oo ka tirsan dagaalyahannada ururka Daacish ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Warqad Caddeyneysa In Boqoradda Ingiriiska Aqbashay Safiir Cabdiraxmaan Ceynte Warqad ay heshay Goobjoog News waxaa ay cadeyneysaa in Boqoradda UK Queen Elizabeth II ay aqbashay warqadaha safiirka Soomaaliya ee UK 29-kii June, 2017-kii. Warqaddan ayaa waxaa ay jawaab u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ceynte Oo Noqday Agaasimaha Qorsheynta Xafiiska QM Ee Bariga Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa Goobjoog News u sheegay in uu ku biiray xafiiska Qaramada Midoobey ee bariga Dhexe. Mr. Ceynte waxaa uu sidoo kale iska casilay safaaradda Soomaalida ee UK …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka CabdiraxmaanYuusuf Caynte Oo Iska Casilay Xilka Safiirka Soomaaliya Ee UK Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte ayaa Goordhaw Goobjoog News u xaqiijiyay in uu iska casilay xilka safiirka Soomaaliya ee UK. Mr. Caynte waxaa xilkan u magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo bishii June…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Badan Ka Ogow Qorshaha Qoyska(Family Planning) Waa muhiim helitaanka amni, deganaasho iyo barwaaqo waxaase ka horreeya in ay lamaanuhu sameystaan qorsho ay ku hagaan noloshooda si meesha looga saaro liidnaan caafimaad oo soo wajahda haweenka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji WhatsApp oo Soo Kordhisay Adeeg Cusub oo aad Kula Socon Karto Caruurtaada, Qoyskaaga Iyo Saaxiibadaa Shirkadda “WhatsApp” ayaa ku dhawaaqday iney soo deysay adeeg cusub oo in muddo ah ay sugayeen dadka macaamiisha u ah, waa adeegga la socoshada halka saaxiibada ay ku sugan yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Ka Qeyb-galka Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray magaalaa Addis Ababa. Madaxweynuhu ayaa halkaas…