1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Booriyay Dhameystirka Dastuurka Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in aan la aqbali karin in qabyo uu ahaado dastuurka dalka loona baahanyahay in la dhameystiro, si uusan u dhicin iska horumaad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Adis Ababa Ka Sheegay In Ay Taageerayaan AMISOM Safiirka Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobey Nikki Haley ayaa la sheegayaa in ay isniintii xaaladda Soomaaliya uga hadashay kulan ay la yeelatay madax Afrikaan ah oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Ka Dhacay Afgooye, Shabeellada Hoose Wararka ka imaanayo degmada Afgooye ee gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in saakay ay xaaladdu tahay mid degan dagaal xalay dexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-shaab halkaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ka Hadlay Sida Lagu Afjari Karo Khilaafka Siyaasadeed Ee Dowladda Federaalka Ah Iyo Dowlad Goboleedyada Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ay muhiim tahay soo afjaridda khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Suudaan Oo Booqasho Ku Jooga Qatar Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa gaaray caasimadda dalka Qatar ee Dooxa halkaasi oo uu kulan ku layeelan doono dhiggiisa Sheikh Tamiim Binu Xamda. Kulanka labada madaxweyne ayaa waxaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Zoobe: 35 Qof Oo Weli Dhaawac Ahaan U Jiifa Isbitaallada Muqdisho In kasta oo dowladda federaalka ah ay 3 maalmood ka hor sheegtay in 7 qof oo dhaawac ah ay ku hareen Isbitaallada magaalada Muqdiso marka laga hadlaayo qaraxii isgoyska Zoobe,…
3 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Guddi U Saaray Khilaafka Dowladda Federaalka Ah Iyo Dowlad Goboleedyada Waxaa maalintii 2aad Aqalka sare looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Kalfadhiga labaad kulankiisa 12aad ee aqalka sare oo ay soo xaadireen 28…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Marti-sharafka Ka Qeyb-galaya Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Hirshabeelle Waxaa hadda magaalada Jowhar ka socota xafladda caleemo-saarka madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare kaas oo September 16keedii halkaasi lagu doortay. Hadaba, Halkan Ka Akhriso, Liiska Madaxda Ka Qeyb-galeysa…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Sida Aqalka Sare Uga Doodeen Khilaafka Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta marka hore ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday qaraxii isgoyska Zoobe iyaga oo intaasi kadib ka dooday khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Kulanka…
5 daqiiqo Sheeko:War Xasuuqii KM5: Buun dagaal oo u yeerey Soomaali Soomaalida waxa ay si geesinimo leh u wajeheen dhibaatooyinkii ka dhashay Xasuuqii isgoyska Zoobe ee KM5 ee ay ku nafwaayeen in kabadan 300 oo qof oo isugu jiray caruur, haween,…