4 daqiiqo Sheeko:Dalka Marty Dale Oo Ah Ku-xigeenka Safiirka Mareykanka Oo Goobjoog Uga Waramay Kaalintooda Qaraxii Zoobe Kadib qaraxii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe, kaas oo ay ku waxyeeloobeen in ka badan 1000 qof, waxaa jiray in ka badan 10 dal oo taageero toos ah soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan: Baarlamaankeenni Baa Loo Burburiyay oo Loo Xirayaa Dano Kale Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo wareysi dheer siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in maamul goboleedyada dalka ka jira ku qaldan yihiin sida ay cadaadiska u saareen dowladda federaalka ah. “Marka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin Cusub: Soomaaliya Waa Dalka Labaad Ee Loo Dhinto Wasaqoobidda Hawada Muddo Toboneeyo sano ah, wasaqoobidda hawada waxaa ay dhib ku heysay nolosha dadka, waxaa ka gaabiyay wax ka qabashada dowladaha iyo hey’adaha kale ee ku shaqada leh, waxaa la leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Trump: Haddii Aanuu Jiri Lahayn “Twitter” Ma Joogeen Aqalka Cad! Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay adeegsigiisa baraha bulshada, gaar ahaan Twitter-ka, isagoo tilmaamay haddii aanu jiri lahayn iney ku adkaan lahayd sidii uu ku gaari lahaa maamulka Aqalka Cad. Wareysi uu Trump…
2 daqiiqo Sheeko:War Aasaasaha Shirkadda Apple oo Sameeyay Website Waxbarasho oo Gaar u ah Dhinacyada Kala Duwan ee Teknoolajiyadda Steve Wozniak oo ah ninkii ay wada aasaaseen shirkad Apple Steve Jobs oo ay marwada aasaaseen shirkadda Apple, ayaa ku dhawaaqay inuu sameeyay website cusub oo lagu baranayo teknoolajiyadda kaaso oo loo bixiyay…
3 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ku Dhihi-doonaa Baarlamaanka Federaalka Ah? Berri oo Sabti ah, waa munaasabadda xuska inqilaabkii 1969kii , kaas uu Maxamed Siyaad Barre ka geytay Soomaaliya, maalintaas Siyaad Barre waxaa uu ka sameeyay afgambi taariikhi ah, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Farmaajo Oo Berri Raadinaya Taageerada Labada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu sabtida Muqdisho kula hadlo kulan gaar ah oo ay isugu imaanayaan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, sidaasi waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydkii Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Oo Maanta Lagu Aasay Dalka Hindiya Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo bishan 18keeda ku geeriyooday dalka Hindiya ayaa maanta lagu aasay degmada Gorgor oo ka tirsan gobolka Haryana ee isla dalkaasi Hindiya. Hadaba, Halkan Ka Akhriso,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Midowga Yurub Veronique Lorenzo Oo Maanta Booqatay Isgoyska Zoobe, Kana Hadashay Safiirka midowga Yurub Veronique Lorenzo oo maanta booqasho ku timid isgoyska Zoobe kaas oo 14-kii bishan oo ka dhacay qarax sababay dhimashada 300 iyo tiro ka badan oo dhaawac ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Madax Kale Oo Ka Hadlay Dibad-bax Muqdisho Ka Dhacay Waxaa galabta dibad-bax lagu qabtay garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeyb-galeen madaxda dalka sida duqa magaalada Muqdisho, guddoomiyaha aqalka sare, ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha jamhuuriyadda…