Koonfurta Suudaan: Safiirrada Shisheeye Oo U Tacsiyeeyay Soomaaliya “Sawirro” Sheeko:Dalka, War Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna xog-hayaha labaad ee Safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba caasimada Koonfurta Sudan Mudane Maxamed Cali Maxamed waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Safaara Buuga Tacsida… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilowday Koronto Ka Dhalinta Biyo Xireenka “Nahda” Itoobiya ayaa sheegtay in ay bilowday ka dhalinta korontada biyo xireenka wabiga ka hor inta uusan dhamaanin dhismihiisa, arrinkaani ayaa timid ka hor kulanka wasiirada waraabka ee dowladaha Itoobiya, Masar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Marxuum Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin Allaha u naxariistee waxaa dalka India saakay oo Arbaco ah ku geeriyoodey xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Hadaba, Halkan Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il Oo Wadahadalka Falastiin Ku Xirtay Sharuudo Adag Isra’il ayaa waxay sheegtay in aysan wadahadal la furi doonin Falastiin oo ay ku jirto kooxada Xamaas, haddii aysan xarakada Xamaas dhigin hubka isla markaana yasana aqoonsan dowlad Israa’iil .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qatar Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ka Soo Dejiyay Muqdisho Dalka Qatar ayaa goordhaw waxaa uu Aden Adde Airport ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad. Dalka Qatar waxaa uu ka mid noqonayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Daawo Iyo Qalab Caafimaad Ka Soo Dejiyay Muqdisho Dalka Mareykanka ayaa goordhaw waxaa uu gegida diyaarada ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ka soo dejiyay diyaarad military oo sida daawo iyo qalab caafimaad. Dalal ay ka mid…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Abshir Bukhaari: Waxaan Rabnaa In La Helo Banki Dhiig ah oo Loogu Gurmanayo Dadka Dhaawaca qaba Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka ah aya xalay kulan baroor-diiq ah ku yeeshay Muqdisho, iyagoo si isku mid ah isugu raacay in gurmad loo fidiyo dadkii ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Zoobe: Beesha Caalamka…Yaa Ka Hadlay, Yaa Ka Aamusay, Yaase Wax-qabtay? Qaraxa sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof waxaa ka hadlay dunida inteeda badan dalalka ugu waaweyn laakin inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka, Q.M Iyo IGAD Oo Cambaareeyay Qaraxii Zoobe Golaha ammaanka iyo xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa dhaleeceeyay qaraxii Zoobe ka dhacay 14-kii bishan, kaas oo ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof. War saxaafadeed ay si…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawlada Federaalka oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii Zoobe Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 oo isbitaalada magaalada la…