3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, 130 ka mid ah dadkaasi dhintay meydadkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Recep Tayyip Erdogan Oo Diyaarado Militari U Soo Diraya Muqdisho Si Dhaawacyada Loogu Qaado Afhayeen u hadlay madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay qaraxii sabtidii lagu daweyn-doono dalka Turkiga. Dhambaal uu soo dhigay Twetter-ka waxaa uu sheegay ” Diyaarad Militari ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay Baroor-diiq iyo In Calanka Hoos Loo Dhigo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee SoomaaIiya ayaa ku baaqay in gargaar lala gaaro dadka ay waxyeellada ka soo gaareen qaraxa Zoobe, weliba qaab kasta oo suuragal ah. Mudane Farmaajo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Qaraxii KM5, Kuna Baaqay Midnimo Qaran Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ay ciidamada xoogga dalka ay wadaan u gargaaridda dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Zoobe isla markaana ka xukuumad ahaan ay dadka Soomaaliyeed la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirrada Qaraxa Isgoyska Zoobe Waa sawirrada qaraxa galabta ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, Khasaaraha waxaa uu isugu jiraa naf iyo maal. Qaraxa ayaa saameeyay shacab badan oo ku dhowaa isgoyska Zoobe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Dab Kaalin Shidaal Ka Bilowday Oo Khasaare Geystay Iyo Magaalada Oo Dab-damis La’aan Ah Dabka ayaa maanta ka kacay goob ganacsi oo kutaalay bartamaha magaalada Cadaado, kaas oo sameyn xoogan ku yeeshay meesha uu ka bilowday iyo goobo kale oo ku dhawaa. Dabkan waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka António Guterres: Dowladda Federaalka Ah Iyo Maamullada Waa In Ay Ka Wada Hadlaan Qeybsiga Awoodaha, Dakhliga Iyo Kheyraadka António Guterres, xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa ku dhiirigeliyay dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada in ay ka wada hadlaan qeybsiga awoodaha, dakhliga iyo kheyraadka, sidaasi waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegtay Bariire Maalin Kadib Is-casilaaddii Wasiirka Gashaandhigga Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee shabeeladaha hoose ayaa sheegaya in saaka ay la wareegeen xarakada Al-shabaab kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda federaalka ah. Tilaabadan ayaa imaaneysa maalin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaas Oo Siyaasiyiin Xabsiga Dhigay Iyo Mas’uuliyiin Arrinkaas Sharci-darro Ku Tilmaamay Maamulka Puntiland ayaa waxaa uu xabsiga dhigay siyaasiyiin horey xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii KMG ee federaalka iyo maamulka Puntiland. Siyaasiyiinta la xiray waxaa ka mid ah: Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka: Golaha Shacabka Oo 20 Cisho Kadib Maanta Kulmaya Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay ku kulmaan xaruntooda kadib 20 maalmood oo kullamada u baaqdeen Ajende iyo Kooraam la’aan. Ajendaha…