1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hey’ado Talyaani Ah Oo Bad-baadisay 200 Caruur Tahriibayaal Ah, Soomaali Ayaa Ku Jirta Dalka Talyaaniga waxaa lagu bad-baadiyay doon dadka tahriibisa oo ku socotay badda Mediterranean-ka taas oo la sheegayo in ay wadday boqolaal caruur ah oo aaney la socon eheladooda, caruurtaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Sare Ee Nigeria Oo 45 Boko Haram Ah Ku Riday Xukunno Xabsi Maxkamadda Sare ee Nigeria ayaa xukunno xabsi ah oo gaaraya 3-31 sano ku riday 45 qof oo lagu eedeynayo inay ka tirsanyihiin kooxda Boko Haram. Sida ay sheegayaan ilo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Iran Ku Tilmaamay Maamul Xagjir Ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in uu qiro in Iran u hoggaansantay heshiiskii Nukliyeerka kaasi oo la saxiixay 2015, waxaa uuna ku tilmaamay Tahraan tahay maamul xagjir ah. Trump ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liberia: George Weah Oo Ku Horeeya Codadka La Tiriyay, Waa Kuma Weah? Natiijada horudhac ah ee doorashooyinka dalka Liberia ayaa muujinaya in uu ku horeeyo ciyaar-yahanka caan ah George Weah. Guddiga doorashada dalkaasi oo loo yaqaano (NEC) waxaa ay sheegayaan in Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagala Soo Wareegayo Hey’adda ICOA Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa mar kale ku celiyay in Soomaaliya la soo wareegtay maamulka hawada. Arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Oo Is-casilay Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ahaa wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya ayaa goor dhaw istiqaaladiisa u gudbiyay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Go’aanka waxaa la sheegay kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Warsame oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Soomaaliya Oo Ka Qeyb-gashay Shirka EMRO WHO Waxaa Magaalada Islamabad ee dalka Pakistan lagu qabtay shir goboleedka wadamada xubnaha ka ah EMRO WHO, iyadoo shirkaasi uu furay Madaxweynaha dalka Pakistan Mr Mamnoon Hussain, Waxa ka soo qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeyb-gashay Shirka Ururka Isgaarsiinta Caalamka Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos Aires, ka dib markii wasaaraddu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Enjineerkii Soo Hindisay “Like” Facebook oo Farriin Digniin ah oo Dhanka Baraha Bulshada u Gudbiyay Dunida JustinRosenstein oo ahaa engineer-kii soo hindisay baton-ka “awesome”sanadkii 2007, ayaa hadda waxa uu ka cabsi qabaa saameynta taban ee dhanka nafta ay ku yeelanayaan Apps-ka kala duwan ee laga adeegsado daafaha dunida.…