4 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 63-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Iran Oo Cambaareeyay Soomaaliya Afhayeen u hadlay wasiirka arrimaha dibadda Iran Bahram Qassemi ayaa cambaareeyay dalka Soomaaliya kadib markii xabado lagu furay Dooni dalkaasi ah oo mareysay xeebaha Soomaaliya, waxaa dhintay Kabtanka halka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Dowladood ee Ay Adag Tahay In Gabdhaha Ay Wax Ku Bartaan Qarnigan 21aad, waxaa jiro dowlado ay adag tahay in gabdhaha ay ku helaan waxbarasho, Dowaladahan ayaa ah dowlado faqiir ah oo qoysasku ay la daalaa dhacayaan cunno yari, cudurro iyo barakac…
2 daqiiqo Sheeko:War Wax Ka Baro Pan-Afrika Iyo Xubnaha Soomaaliya u Matalaya? shan xubnood oo ka mid ah Xildhibaannada golaha shacabka ayaa xubin ka noqday Baarlamaanka Pan-Afrika ee ay xubnaha ka yihiin Baarlamaannada Dalalka qaaradda Afrika. Shantaan xubnood waxa ay Soomaaliya ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Lagu Leeyahay 8 Bil Oo Mushaar Ah Shaqaalaha Dowladda federaalka ah, Ciidan iyo rayidba waxaa ay dowladda federaalka ah ku leeyihiin mushaar 8 bil ah, sidaasi waxaa lagu ogaaday baaritaan ay sameysay Goobjoog News. Ciidamada Militariga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga: Nin Soomaali Ah Oo Qaxootiga Dil iyo Kufsi U Geystay Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay Maxkamada ku taallo magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo magafe ahaa, kaas oo qaxootiga u socdo Yurub u geysan jiray dil, kufsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M: 5 Milyan Milyan Oo Ciraaqiyiin Ah Ayaa Ka Cararay Daacish Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay qaxeen in ka badan 5 malyan oo Ciraaqiyiin ah tan iyo markii ay ururka dowladda Islaamka qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaallo waqooyiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland: 15 Shaqaalaha Rayidka ah Oo Ku Guuleystay Deeq-waxbarasho Oo Dibadda ah Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ku dhawaaqday liiska shaqalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad Degree ee Jaamacadaha ee dalka Ethiopia. Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:War Nobel Prize-ka Dhaqaalah 2017 oo uu Ku Guuleystay Richard Thaler Akadeemiyadda bixisa Nobel Prize ee The Swedish Royal Academy ayaa isniintii ku dhawaaqday Nobel Prize dhaqaalaha 2017, iyadoo oo uu ku guuleysta Richard H. Thaler oo ah macallin ka tirsan jaamacadda Chicago ee gudaha dalka Mareykanka.…