1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sanduuqa Xaaladaha Deg-degga ah Ee Qaramada Midoobey Oo Gaaray Hadafkii Ahaa US$450 Million Isku duwaha arrimaha Banii’adnimada u qaabilsan xogheyaha qaramada midoobey Mark Lowcock ayaa sheegay in Sanduuqa xaaladaha deg-degga ah Ee qaramada midoobey uu helay sanadkan 2017-ka lacagtii loo qorsheeyay ee aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: AMISOM Waxaa Ay Soomaaliya Ku Dishay Sanadkii Tagay 42 Caruur Ah Warbixin ay soo saartay qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ay dileen 42 caruur ah sanadkii tagay. Caruurta ay AMISOM bar-tilmaameedsadeen ayaa la…
4 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: 50 Jirka Soomaaliga Ah Ee Maanta Jooga Baaritaano dheer kuna aadan xogta 50 jirta Soomaaliga ah, ayaan warbixitaan ku soo bandhigi donaa, aniga oo ka fiirin doona saameynta xun iyo saameynta wanaagsan ee uu leeyahay, Xogtaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Aan Wax Kulan Ah Yeelan Muddo Bil Ah Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya labadiisa aqal wax shaqo ah kama soconin maalmihii la soo dhaafay, arrintaas oo aan loo heyn sababo macquul ah. Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Gaaray Kismaayo Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee Kismaayo, waxaa goor-dhaw magaalada gaaray wafdi ay kala hoggaaminayaan Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Galmudug Axmed Ducaale Gllee(Xaaf) iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Labada…
12 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Dastuuri Ah Ee Dartood Loo Qaadacay Shirka Wasaaradda Dastuurka Wasaaradda dastuurka federaalka ee Soomaaliya ayaa Goobjoog News u xaqiijisay in shirkii looga hadli lahaa arrimaha dastuurka ee maanta lagu ballansanaa uu u baaqday sababo la xiriira cillad-farsamo ah. Tilaabadan…
1 daqiiqo Sheeko:War Qodobada Ay Labada Guddi Ee Dastuurka U Sababeeyeen Ka Qeyb-gal La’aanta Shirka Wasaaradda Dastuurka War Saxaafadeed ay soo saareen labada guddi ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka dastuurka berri oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiyada Dastuur Ee Baarlamaanka Iyo Midka Madaxabannaan Oo Qaadacay Shirka Wasaaradda Dastuurka Shir jaraa’id oo maanta ay Muqdisho ku qabteen guddiga madaxabanaan ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Yahoo: 3 Bilyan oo E-mail ayaa la Jabsaday 2013 Shirkadda Yahoo ayaa daaha ka rogta sir ay muddo dheer qarineysay oo ku saaabsan e-maillo laga jabsaday barta oo lagala baxay wixii macluumaad muhiim ah ee ku jiray. Shirkadda ayaa maalinimadii shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad Cusub: Quraac La’aanta Waa Loo Dhintaa Daraasad cilmiyeed cusub ayaa sheegaysa in raashinka quraacda oo la iska dhaafo ay sababi karto xididadda dhiigga oo xirma isla markaana ay ka dhalaneyso geeri xilli hore ah. Daraasaddan oo…