1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Waddada Xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar Wararka ka imaanaya deegaanka Gobalka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in qaraxa khasaare baaxad leh geystay uu ka dhacay wadada dheer ee isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo balcad, waxaana la soo warinayaa waxyeello nafeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Dowladda Soomaaliya Ka Tiri Khasaaraha Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka Ku Yaalla Liido? Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay qarixii xeebta Liido ayaa sheegtay in qaraxaas ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 33 qof oo isugu jira shacab iyo askar, halka 4 xubnood oo kooxdii weerarka fulisay ay goobta.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin Gobolka ah oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Liido Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed Bulaale iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa isbitaallada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Mareykanka oo Hub Dheeraad ah Geynaya Bariga Dhexe iyo Xiisadda Gobolka oo Sii Kordheysa Milateriga Maraykanka ayaa ku dhawaaqay inuu saanad militari oo dheeri ah u dirayo Gobalka bariga dhexe, taas oo ay ku jiraan markab diyaarada xambaara, iyo kuwa wax burburiya xilli ay sii kordhayso walaaca laga qabo xiisadda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka oo Ku Guuleystay Soo Afharidda Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Ku Yaalla Liido Ciidamada nabad-galyada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay koox hubaysani ku qaadeen xeebta liido ee degmada Cabdicasiis, halkaas oo khasaare baaxad lihi ka soo gaaray dad Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qaraxii Ka Dhacay Liido Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay xeebta Liido ee Muqdisho Isbitaallada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada iyo Meydadkii dadkii uu haleelay Qaraxa. Xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qaraxyo Lagu Weeraray Hotel Ku Yaalla Xeebta Liido Qaraxyo ayaa goor dhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido oo habeenka Jimcada ay damaashaad u tagaan boqolaal qofood. Sida ay Goobjoog u xaqiijiyeen mid ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Jabuuti oo Muqdisho Soo Gaaray iyo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jamhuuriyadda Djibouti oo uu hoggaaminayo madaxa howlgelinta ciidanka jabuuti iyo saraakiil kale ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Howlgal Ka Fuliyay Jubbada Hoose iyo Khasaare Ka Dhashay Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska danab ee xoogga dalka ayaa howgal qorshaysan ka fuliyay goob ay ku sugnaayeen xubno Alshabaab ah oo ku taalla deegaanka Qumbi oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose sida lagu sheegay .
1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxweyne Dani: Puntland Waxay u Taagan Tahay Midnimada Soomaaliyeed Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo hadal ka jeediyay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Garoowe, laguna xusayay sanadkii guuradii 26-aad ee ka soo wareegtay/