1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Wasaaradda Gaashaadhigga Oo Gaaaray Baledweyn Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana hogaaminayey wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaadhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Colaad Rooble. Wafdigaan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Al-bashiir Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal, Amniga iyo Siyaasadda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa arbacadii waxaa uu gaaray Khartuum, daqiiqado kadib, durbada waxaa uu Farmaajo bilaabay wada hadal qoto-dheer uu la galay dhiggiisa Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Niger Oo Askar Mareykan Ah Lagu Dilay Saddex askari oo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ayaa dhimatay labo kalana dhaawac ayaa soo gaaray intii uu socday weerar lala beegsaday iyaga oo roondo ka sameynayey meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Isbaheysiga Sacuudiga Hoggaaminayo Oo Lagu Darayo Liiska Madow Dalka Sacuudiga iyo isbaheysiga uu hoggaamiyo ee ka dagaalama Yemen ayaa lagu arkey in ay ku jiraan liis madow oo hey’adda qaramada midoobey ka diyaarisay hey’adaha iyo dalalka gabood-falka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasaaradda Maaliyadda Oo Shacabka U Soo Bandhigtay Fursado Shaqo Dad ka badan boqol qof oo ka kooban rag iyo dumar ayaa maanta u fariistay Imtixaan fursado shaqo ah kaasi oo ay soo bandhigtay wasaaradda maaliyadda Galmudug. Konton iyo labo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Puntland oo Abaalmarin Gudoonsiiyey Ciidamo Ka Tirsan Boolis Gobolka Bari Iyo PMPF. Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta gudoosiiyey shahaado sharaf iyo abaalmarin kale ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Bari iyo PMPF ee cidamada badda Puntland, waxaana ay ciidanka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washington Oo Ceyrinineysa 15 Diblomaasiyiin U Dhashay Cuba Wasiirka arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Wayne Tillerson ayaa sheegay in wasaaraddiisa ay gaarsiisay xukuumadda Cuba inay soo tarxiilayaan 15 diblomaasiyiin Cubiyiin ah kuwaas oo ku sugan caasimadda Mareykanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Suudaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah maanta uga bilaabaneysaa dalka Suudaan . Madaxweyne Farmaajo waxaa safarkiisa ku wehlin-doono Wasiirrada arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Midnimo Ay Maamul Goboleedyada Iyo Somaliland Ku Jiraan Ayuu Dalka U Baahan Yahay..Meelna Lagu Gaari Karaa Madaxweynaha Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Isniintii ka hadlay midnimada iyo sida dadka loo kala dili kara midnimo la’aanta. Xilli uu saxiixayey xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Sidee Qof Kale Ugu Oglaan Kartaa Inuu Furto Gmail-kaaga Adigoon Aan Siin Password Mararka qaar qofku waxa uu u baahan yahay inuu dadka qaar u ogalaado iney E-mail-kiisa gaarka ah isticmaalaan si ay document gaar ah ay ugala baxaan, laakiin mushkiladda ayaa ah…