1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Saddex Caalim oo Mareykan ah oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel Prize-ka Caafimaadka 2017 Jamciyadda maamusha abaalmarinta Nobel Prize ayaa ku dhawaaqday guusha culumada Michael W. Young, Michael Rosbash iyo Jeffrey C. Hall, oo ku guuleystay Nobel-ka caafimaadka ee sanadkan 2017, waxay soo hindiseen waxyaabo yaryar oo saameyn ku leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: 45Qof Oo Ku Dhimaty Duqeymaha Diyaaradaha Isbaheysiga 45 qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalamiga oo uu hogaaminayo Mareykanka Magaalada Riqah ee waqooyiga Suuriya. Duqeyntaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xilli ay sheegtay…
2 daqiiqo Sheeko:War Abshir Bukhaari: Fedelism-ka Ma Aha In Ciddii Xanaaqdo Sameyso Waxa Ay Rabto..Dowladdana Ma Faragelin-doonto Galmudug Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo ka mid ahaa Xildhibaannada labada aqal ee maanta ka soo laabtan Cadaado ayaa Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: Arday Ka Kala Socotay Galmudug iyo Puntland Oo Dibad-Bax Nabadeed Dhigtay Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Magaaladda Gaalkacyo ee ka soo kala jeeda dhinacyada Puntland iyo Galmudug ayaa dhigay dibad-bax nabadeed kaasi oo ay ku dalbanayeen in la…
5 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fiqi: Madaxweyne Farmaajo Waan La Hadalnay, Nooma Jawaabin,..Waana Ku Faraxsan Yahay Waxa Galmudug Ka Socda Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo haatan ku sugan magaalada Cadaado halkaas oo isaga iyo xildhibaanno kale oo labada aqal ah ka socda ay u joogaan xal u helidda qalalaasaha siyaasadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Xaflad ka dhacday maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo ay ka soo qayb galeen hey’adaha dowladda federaalka ah iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed…
4 daqiiqo Sheeko:War Intii Ay Daba Qabasho Leedahay Galmudug Haloo Taliyo Wali waxaa qasan xaaladdii siyaasadeed eeka taagnayd Maamul Goboleedka Galmudug. Waxaadna mooddaa in ay markaan marayso xaalad xasaasi ah oo haddii aanan si farsamaysan loo abaarin ay dhici karto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Xaalad Deg-deg Ku Soo Rogay Galmudug Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah kadib markii maamulkaasi uu galay xaalad degenaashiyo la’aan. Mr. Xaaf ayaa qoraal uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Micheal Keating Oo Kormeeray Xarumo Ciidan, Lana Kulmay Mas’uuliyiin Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo isaga oo u kuur-galay xaaladda ammaanka. Sida uu ku waramayo Nuuradiin Gacma oo afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Taliye Oo Shaqada Looga Fariisiyay Arrimo La Xiriira Dilkii Saraakiisha Ururka Haweenka Qaranka 2 Taliye oo kala ah, Taliyaha Booliiska iyo Taliyaha Nabad-sugidda ee degmada Xamar-weyne ayaa shaqada laga fariisiyay maalmo kadib dilkii 2 sarkaal oo ka tirsan ururka haweenka Qaranka Wararka waxaa…