Turkiga Oo Ku Celiyay Ballan-qaadkii Ahaa 10-kun Oo Guri Sheeko:Dalka Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan bekar ayaa mar kale ku celiyay ballan-qaadii Turkiga horay u sameeyayy ee ahaa in 10 kun oo guri ka dhisi-doonaan gudaha Soomaaliya.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wada Hadalka Waxa uu Joogaa In Laga Wada Hadlo Sidii Loo Wada Hadli lahaa Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda Cadaado ay tahay mid adag kadib markii la isku afgaran-waayey wada hadalka sidii loo wada hadli lahaa. Labada dhinac waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Goobjoog Ka Ahaa Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Sacuudiga? Sida ay qoreyso wakaaladda wararka Sacuudiga kulan looga hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga iyo arrimaha gobolka ayaa waxaa arbacadii hoyga Nabadda ee magaalada Jidah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Boqorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afti: Kurdiyiinta Oo 92% U Codeeyay Madaxbannaani Sida ay sheegayan guddiga doorashada gobolka Kurdistaan, 92% dadkii codkooda ka dhiibtay aftida waxaa ay u codeeyeen in gobolkaasi madaxbannaani ka qaato dalka Ciraaq. Inta badan, dalalka gobolka iyo adduunka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qodobbo Muhim u ah Daryeelka Timahaaga Timahaagu waxay u baahan yihiin daryeel iyo ka warqab dheeraad ah sababtoo ah waa qeyb ka mid ah quruxdaada. Timaha oo sida ugu wanaagsan loo dhaqo ayadoo laga fakarayo nooca…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Labada Gole Ee Faderaalka Ah Oo Ku Sii Jeeda Cadaado Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa saaka u duulay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug. Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) guddoomiye ku-xigeenka aqalka sare oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Yaa Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Imaaraadka Carabta? Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa dowladda Imaaraadka ka gudbiyay Mooshin iyaga oo sheegaya in uu safiirkooda faragelin iyo daba-mareen uu ku haayo dowladda Soomaaliya. Xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xasaradda Galmudug Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo tiradooda ku sheegay 52 Xildhibaan ayaa xalay xilka ka qaaday Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Saacado kadib Xildhibaanno kale oo madaxtooyada ku shiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Qatar Ka Dalbatay Ilaalinta Xuquuqa Shaqaalaha Hay’adda Human Rights Watch ayaa hoosta ka xariiqday in madaxda dowladda Qatar ay waajib ku tahay ilaalinta shaqaale gaaraya 800 oo kun oo ajanabi ah kuwaasi oo waxyeelo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sacuudiga Oo U Ogolaaday Haweenka Inay Wadi Karaan Gawaarida Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdul Aziz yaa habeennimadii xalay soo saaray wareegto boqor oo ogaalanaysa in dumarku gawaadhidooda si iskood ah u wadi karaan. Warkan oo qoraalkiisa lagu soo daabacay wakaaladda…