1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Barta Twitter-ka oo Kordhineysa Tirada Xarfaha Loo Ogolyahay Macaamiisheeda Shirkadda Twitter ayaa Talaadadii Shalay ku dhawaaqday iney ku gudo jirto kordhinta tirada xarfaha loo ogolyahay dadka adeegsada barteeda oo la gaarsiinayo illaa 280 xaraf. Shirkaddan oo xafiiskeeda ugu weyn…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya waxaa ay maalmahan ka doodayaan Hindise Sharciyeedka golaha mihnadleyaasha caafimaadka qaranka, waa mid aad u xiiso badan oo noociisa ah, waana xeerkii lagu dhaqi lahaa,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xarun Lagu Tababaro Shaqaalaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Oo La Furay Xaruntaan cusub ee laga hirgaliyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Mugadisho ayaa loogu talo galay in lagu tababaro shaqaalaha u shaqeynaya hay’adda duulista iyo saadaasha hawada. Furitaanka xaruntaan ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Galmudug Oo Xaaf Ku Taageeray Go’aankii Xiisadda Khaliijka Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa kulan gaar ah uu maanta Cadaado kula qaatay golihiisa wasiirrada u sharaxay go’aankii xiisadda Khaliijka iyo arrimaha ka dhashay. Wasiir kulan fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Oo Dhigaya Gogol Maamul Goboleedyada Uga Tashanayaan Xuquuqdooda Federaaliga Ah Madaxweynah Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa ku baaqay in uu gogol u dhigo Kismaayo si loogu xaliyo khilaafka dalka ka jira ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeyn Doono Nabadda Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Ker ayaa sheegay inuu joogteynayo sidii uu dalkiisa ugu soo dabaali lahaa nabad gelyo, waxaa uu tilmaamay inuu ka xunyahay cabashada muwaadiniinta ee ku aadan sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Warbixinaya Safarkiisa Imaaraadka Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aden ayaa lagu wadaa in uu golihiisa wasiirrada uga warbixiyo safar uu ku tagay dalka Imaaraadka iyo kulamada uu la soo qaatay…
3 daqiiqo Sheeko:War 8 Talo oo Muhiim u ah Ardayda Jaamacadaha Ku Cusub Fahamka ah kulliyado heersare ah iyo kuwo kale oo hooseeya dalkeenna si khaldan ayaa loo fahamsan yahay; marka jaamacadda laga qalinjabiyo ma jirto kulliyado heersare ah iyo kuwo kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cilmigu Muxuu Ka Yiri Kalluunka oo Caano Lagu Cabo… Ma Dhibaato Caafimaad ayaa Laga Dhaxlaa Waxaa shaki la’aan ah inaad maqashay talooyin badan oo lagaaga digayo in caanaha iyo kalluunka aad kala ilaaliso, iyo marka aad kalluun cunto ugu yaraan 12-saacadood inaad iska ilaali caanaha,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Eedeysay Madaxweynaha Federaalka ah iyo Ra’isul wasaarihiisa In Ay Ku Hayaan Maamulka Faragelin Qaawan War Saxaafadeed ay soo saartay Galmudug uuna ku saxiixnaa wasiirka warfaafinta ee maamulkaasi Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa lagu dhaliilay hoggaanka dawalda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo la sheegayo…