1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Ganacsiga Adduunka Oo Sheegtay In Ganacsiga Adduunka Sanadkan Uu Kobci Doono 3.6% Hay’adda Ganacsiga Adduunka (WTO) ayaa sheegtay in ganacsiga adduunka sanadkan uu kobci doono 3.6% taas oo noqoneysa mid ka badan qiimeyntii ay sameeyeen sanadkii lasoo dhaafay. Ururkan WTO ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Weli Ku Jirta Liiska Trump Ka Mamnuucay Mareykanka, 8 Dal Ayey Noqdeen Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa Soomaaliya mar kale ku daray liiska dalalka aaney muwaadiniintooda u safri karin dalka Mareykanka, waxaa liiskan laga saaray Suudaan. Trump waxaa uu sidoo kale liiska kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kurdiyiinta Oo U Codeynaya Gooni-u-goosad Cod-bixiyeyaasha gobolka Kurdistan ayaa maanta go’aan ka gaaraya masiirka gobolka iyo in ay gooni uga go’aan dalka Ciraaq, arrintaas waxaa aad uga soo horjeeda dalal caalamka ah iyo kuwoo gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Angela Merkel Oo Markii 4aad Hogaamineysa Jarmalka Angela Merkel ayaa ku guuleysatay markii afaraad doorashooyinka ka dhacay dalka Jarmalka, xisbigeeda ayaa helay codadka ugu badan balse waxaa la sheegayaa in ay tahay natiijadii ugu xumeed muddo 70…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgal Ka Sameeyay Shabeellada Hoose Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo maanta howlgallo ka sameeyay deegaano hoos yimada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa la sheegayaa in burburiyeen saldhigyo Al-shabaab ah. Ciidamada dowladda federaalka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerka Saxaafadda: Waa Xeer Caburinaya Saxafiga Soomaaliyeed, Kana Hor-imaanaya Xuriyadda Hadalka Wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Yarisow ayaa xeerka Saxaafadda hordhigay golaha shacabka federaalka ah isaga oo sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay qodobo ay ka mid yihiin: Qoddobka 35aad ee aqoonta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Bandhigtay Hub Iyo Rasaas Sida Ay Sheegtay U Socday Al-shabaab Ciidamada Puntland, ayaa la sheegayaa in sabtidii ay gacanta ku dhigeen Dooni sidday Hub sharci daro ah, kuwaas oo isugu jira Hub culus iyo mid fudud. Hubka la qabtay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad 200 Rakaab Ah Sidday Oo Habeen Ka Soo Degtay Garoonka Aden Cadde Wasiirka duulista Maxamed Omaar ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah ay goor habeen soo caga-dhigatay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho, diyaaradda oo siday 200 oo Xujey ah ayaa timid Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegaya In Wada-shaqeyn Ka Dhaxeyso Waqooyiga Kuuriya iyo Iran Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Iran ay si siman ula shaqeyso Kuuriyada Waqooyi, isagoo adkeeyay in waxbadan aysan ka qabsoomin heshiiskii la saxiixay 2015, kaasi oo ay wada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: 30-daqiiqo oo Jimicsi ah Waxay Kaa Ilaalisaa ‘Cimri Degdegga’ Daraasad cusub oo caalami ah oo maanta soo baxday ayaa sheegaysa in dadka maalintii 30-daqiiqo jimicsi sameeyaa muddo 5 maalmood ah Isbuucii ay koobayso khatarta geerida degdegga ah iyo cudurada…