1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Cabdi Waare Maxamed Cabdi Waare waxaa uu ku dhashay gobolka Hiiraan, waxaa uu dugsi hoose uga baxay Halgan, dugsi dhexe degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, dugsi sarena waxaa uu ka dhameeyay dugsiga…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Ah Oo 10-Maalmood Qabsatay Soo Bandhigista Qorshe Howleedka Dib-u-eegista Dastuurka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ka qeybgalay shir looga hadlayo dib-u-eegista dastuurka, waxaa kale oo goobta joogay guddiyada dib-u-eegista dastuurka, guddoomiyeyaasha iyo Xildhibaanno labada aqal. Shirka markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maalgeshiga Soomaaliya Ah Oo Ka Socda Minneapolis Shir looga hadlayo maalgelinta Soomaaliya oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Shirkan oo socon-doona 2…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre Ee Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa jimcihii waxaa uu ka hadlay fadhiga Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa isaga oo ka sheekeeyay dhibaatooyinka dalka ka jira, hor-umarada la gaaray, sida Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxii Hore Ee Xarakada Ikhwaanka Oo Geeriyooday Waxaa geeriyooday Maxamed Mahdi Caakif oo ahaa hogaamiye ka tirsan ururka Ikhwaanul-Muslimiin,kaasi oo ku dhintay Isbitaalka Qasrul Ceyn ee magaalada Qaahira. Mahdi Caakif ayaa waqti ku qaatay xabsi kaasi oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Faallo: Villa Somalia Oo Maamul Goboleedyada U Dhigtay Cashir Taariikhi Ah, Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno! Dowladda Federaalka ah ayaa mar kale ku celisay go’aankeeda dhex-dhexaadnimada ah ee ku aadan xiisadda Khaliijka iyada oo sidoo kale maamul goboleedyada xusuusisay in Villa Somalia looga dambeeyo siyaasadda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ku Biiray Maamullada Taageersan Sacuudiga iyo Imaaraadka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ku biiray taageerada go’doominta isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ay ku hayaan dalka Qatar, arrintaas oo ka soo horjeeda go’aankii dowladda federaalka ah. Qoraal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Mareykanka Iyo Iran Oo Markii Ugu Horeysay Kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la kulmay dhiggiisa Iran Maxamed Jawaad Dariif, waana markii ugu horreysay oo ay kiulmaan labadaan mas’uul. Labada wasiir ayaa waxaa ay kulmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1439 Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1439 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada. Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Jimcaha Ka Khudbeyn-doona Fadhiga Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Sida uu jadwalku yahay, maalinta Jimcaha ayey ku aadan tahay khudbadda Soomaaliya, waxaana halkaasi khudbadda Soomaaliya ka soo jeedin doona Ra’isul wasaare Xasan Kheyre. Wafdiga ra’isul wasaaraha ee fadhiga ku…